Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Soomaaliya oo ku guulaysatay hoggaanka guddiga Caafimaadka CDC ee Afrika

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa ku  guuleystay  hoggaanka guddiga Africa ee CDC ee heerka wasaaradeed isla markaanna ay xubno ka yihiin… Sii akhri

Posted on August 18, 2022August 18, 2022 by News Office

Ra’iisul Wasaare Xamse oo baaq u diray bulshada Soomaaliyeed

Posted on August 17, 2022August 17, 2022 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta kulankii ugu horreeyey la yeeshay guddiga gurmadka abaaraha ee xalay… Sii akhri

Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland oo kormeeray Taliska Booliiska

Posted on August 17, 2022August 17, 2022 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl, ayaa maanta kormeer ku tegay xarunta Taliska Ciidanka Booliska Puntland… Sii akhri

Puntland oo dib u dhis ku samaynaysa jidka Lafa-goray ee Gobolka Gardafuu

Posted on August 17, 2022August 17, 2022 by News Office

Hay’adda waddooyinka Puntland ee PHA ayaa saxiixday heshiis ku saabsan dib u-dhiska iyo dayac-tirka jidka Lafa-goray. PHA iyo shirkadda National… Sii akhri

Maamulka Gobolka Hiiraan oo xalliyay colaad ka jirtay degmada Matabaan

Posted on August 17, 2022August 17, 2022 by News Office

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo ay wehlinayeen Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa gaaray degmada… Sii akhri

Ninka ugu taajirsan Adduunka oo sheegay in uu iibsanayo naadiga Manchester United

Posted on August 17, 2022August 17, 2022 by News Office

Elon Musk, oo ah qofka ugu taajirsan adduunka, ayaa Talaadadii bartiisa Twitter-ka kusoo qoray inuu iibsanayo kooxda kubadda cagta Manchester… Sii akhri

Maxaa ka soo baxay shirkii degdegga ahaa ee Golaha Wasiirrada Soomaaliya?

Posted on August 17, 2022August 17, 2022 by Desk

Shir aan caadi ahayn oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare, Xamse Cabdi Barre ayaa caawa waxaa isugu yimid dhammaan xubnaha… Sii akhri

Wasiir Huruuse oo la kulmay safiirka Itoobiya

Posted on August 16, 2022August 16, 2022 by Desk

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Abshir Cumar Jaamac, ayaa maanta la kulmay safiirka toobiya u fadhiya Muqdisho Cabdulfataax Cabdullaahi… Sii akhri

Xasan Sheekh iyo William Ruto oo khadka taleefanka ku wada hadlay

Posted on August 16, 2022August 16, 2022 by Desk

Madaxweynaha Dowada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka taleefanka kula xiriiray Madaxweynaha la doortay ee dalka Kenya William Samoei… Sii akhri

Shirka dhammaystirka deyn-cafinta Soomaaliya oo ka furmay magaalada Istanbul

Posted on August 16, 2022August 16, 2022 by News Office

Waxaa maanta magaalada Istanbul ee waddanka Turkiga ka furmay shirka dhamaystirka Deyn-Cafinta ee Soomaaliya iyo Hay’adaha dhaqaalaha caalamka oo ay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close