Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxda ugu sarraysa Puntland oo xalay kulan gaar ah ku yeeshay Garoowe

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa xalay kulan dheer oo albaabadu u xiran yihiin la yeeshay Madaxweyne ku xigeenka iyo Guddoonka… Sii akhri

Posted on October 6, 2022October 6, 2022 by News Office

TPLF oo aqbalay wada-hadallada Nabadda ee uu ku baaqay Midowga Afrika

Posted on October 6, 2022October 6, 2022 by News Office

Jabhadda Xoreynta Tigray ee TPLF ayaa war qoraal ah oo ay soo saartay ku sheegtay in madaxda Tirgay ay aqbaleen… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo ku baaqay in loo midoobo dagaalka Al-shabaab

Posted on October 5, 2022October 5, 2022 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dadka Soomaaliyeed ugu baaqay in loo midoobo dagaalka Al-shabaab, si looga saaro degaannada… Sii akhri

Ciidamada Jubaland oo fashiliyay qarax miino

Posted on October 5, 2022October 5, 2022 by News Office

Ciidamada Daraawiishta dowlad Goboleedka Jubbaland ee uu fadhigoodu yahay degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sameeyay howlgallo amniga lagu… Sii akhri

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay oo si adag u cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay Beledweyne

Posted on October 5, 2022October 5, 2022 by News Office

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa si adag u cambaareeyay qaraxyadii khasaaraha ba’an dhaliyay ee Al-shabaab ku qaadday… Sii akhri

Soomaliya iyo Ingiriiska oo ka wada-hadlay iskaashiga horumarinta adeegyada duulista Hawada

Posted on October 5, 2022October 5, 2022 by News Office

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa la kulantay agaasimaha Guud ee hay’adda… Sii akhri

Dab ka kacay suuqa Kismaayo

Posted on October 5, 2022October 5, 2022 by Desk

Dab xoogan ayaa caawa saqdii dhexe ka kacay suuqa shidaalka ee magaalada Kismaayo, kaas oo geystay khasaare hantiyeed. Weli lama… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo awaamiir dul-dhigtay shirkadaha duullimaadyada dalka

Posted on October 4, 2022October 4, 2022 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa awaamiir dul-dhigtay dallada ay ku midaysan yihiin shirkadaha ka shaqeeya adeegyada duullimaadyada dalka. Wasaaradda Ganacsiga Soomaaliya ayaa… Sii akhri

Wasiiro ka tirsan Puntland oo maanta xilka loo dhaariyay

Posted on October 4, 2022October 4, 2022 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa goobjoog ka noqday munaasabadda dhaarinta Wasiiro cusub oo dhowaan uu Madaxweynuhu magacaabay… Sii akhri

Ciidamo beeleedyo xooggan oo ku ruqaansaday dhulka Al-shabaab kaga sugan yihiin Gobolka Shabeellada dhexe

Posted on October 4, 2022October 4, 2022 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaas ay ka baxeen ciidamo beeleedyo xooggan oo ku hubaysan noocyada kala… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close