Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Guudlaawe oo booqday goobihii ay ka dhaceen qaraxyadii Beledweyne

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta booqday goobihii ay ka dhaceen qaraxyadii magaalada Beledweyne. Booqashada Madaxweyne Guudlaawe oo ay… Sii akhri

Posted on October 7, 2022October 7, 2022 by Desk

Qaramada Midoobay oo ku baaqday in hal bilyan oo Dollar lagu cawiyo Soomaaliya

Posted on October 7, 2022October 7, 2022 by News Office

Madaxa bini’aadantinimada ee Qaramada Midoobay, Martin Griffiths, ayaa ugu baaqay Beesha caalamka in ay si degdeg ah gargaar u gaarsiiyaan… Sii akhri

Xubno ka tirsan Al-shabaab oo lagu laayay dagaal ka dhacay Shabeellada dhexe

Posted on October 7, 2022October 7, 2022 by News Office

Wararka ka imaanaya deegaanka Basra ee u dhexeysa degmooyinka Afgooye iyo Balcad ayaa sheegaya in ugu yaraan 19 ka tirsan… Sii akhri

Xildhibaan Sanbalooshe oo si adag uga hadlay dagaalka Al-shabaab

Posted on October 7, 2022October 7, 2022 by News Office

Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo ku sugan magaalada Baladweyne ayaa sheegay ay xanuunka la qeybsanayaan shacabka Gobalka Hiiraan oo… Sii akhri

Puntland Interior Minister Designates 37 Districts for Local Government Elections

Posted on October 6, 2022October 6, 2022 by cph

Garowe (PP News Desk) — Puntland Minister for Interior and Federal Affairs Abdi Farah Said today shared with the council… Sii akhri

Safarkaygii Gobolka Gardafuu: Maxaan Ku Soo Arkay Dhulkaas Dad Iyo Duunyo?

Posted on October 6, 2022October 6, 2022

Waxaan ka safarnay aniga iyo wafdi wasiiro Puntland ah caasimadda Garoowe subixii Jimcaha 30 September, 2022, 6dii aroornimo. Waxaannu tagnay… Sii akhri

Puntland: Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo gudbisay degmooyinka laga qabanayo doorashada qof iyo cod

Posted on October 6, 2022October 6, 2022 by Desk

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland ayaa Golaha Xukuumadda u soo gudbisay degmooyinka laga qabanayo doorashada goleyaasha deegaanka degmooyinka… Sii akhri

Maxaa looga hadlay shirkii Golaha Wasiirrada ee guddoomiyay Madaxweyne Xasan?

Posted on October 6, 2022October 6, 2022 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasab Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa maanta guddoomiyey shirka todobaadlaha ah ee… Sii akhri

Taliyihii hore ee Nabad-sugidda Puntland oo geeriyooday

Posted on October 6, 2022October 6, 2022 by News Office

Alle ha u naxariistee, Taliyihii hore ee hay’addii Nabad-sugidda Puntland ee PSS Gen. Cabdullaahi Aaden Dudde ayaa ku geeriyooday dalka… Sii akhri

Qarax khasaara dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Laascaanood

Posted on October 6, 2022October 6, 2022 by News Office

Ugu yaraan hal askari oo ka tirsan Bookiiska Somaliland ayaa ku dhintay tiro kalena waa ku dhaawacmeen qarax xalay ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close