NISA oo xirtay mid ka mid ah madaxda ururrada saxaafadda
Xoghayaha guud ee ururka u dooda xuquuqda saxafiyiinta Soomaaliya ee SJS Cabdalle Axmed Muumin ayaa maanta galinkii dambe lagu xiray… Sii akhri
Xoghayaha guud ee ururka u dooda xuquuqda saxafiyiinta Soomaaliya ee SJS Cabdalle Axmed Muumin ayaa maanta galinkii dambe lagu xiray… Sii akhri
Gudoomiyihii degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeellada hoose, Sayid cali Ibraahim Maxamed ayaa ku geeriyooday Qarax ka dhacay gudaha degmadaas. Sida… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa sida la xaqiijiyay lagu wadaa in uu xilka qaadis ku sameeyo wasiirka Warfaafinta Maxamud Caydiid… Sii akhri
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen. Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa maanta Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir iyo fadhiyada… Sii akhri
Websites-yada qaar ka mid ah garoomada diyaaradaha ee waaweyn ee dalka Maraykanka ayaa hawada laga saaray Isiintii kadib markii lala… Sii akhri
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Elmi M. Nur iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Washington DC ee dalka Mareykanka ee… Sii akhri
Dowladda Mareykanka ayaa ka hadashay go’aankii dowladda federaalka Soomaaliya ay ku mamnuucday in saxaafaddu madaxa bannaan baahiso wararka la xiriira… Sii akhri
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maalmahan ku sugnaa magaalada Kampala ayaa maanta la kulmay dhiggiisa dalka Uganda Yoweri Museveni… Sii akhri
Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Degmo Xeebeedka Cadale ee Gobolka… Sii akhri
Shir lagu dhammaystirayo nabadaynta colaaddii ka dhacday Saax-maygaag iyo Senge-jebiye ayaa lagu wadaa in uu maanta ka furmo caasimadda Garoowe.… Sii akhri