Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Puntland: Sincad oo shuruudo adag ku xiray doorashooyinka qof iyo cod

Ururka Sincad oo ka mid ah ururada siyaasadda Puntland ayaa soo bandhigay aragtidiisa ku aadan doorashooyinka goleyaasha deegaanka Puntland. Ururka… Sii akhri

Posted on October 12, 2022October 12, 2022 by Desk

Calankeena wuxuu ku dhashay dhiiggii awoowayaasheen!

Posted on October 12, 2022October 12, 2022

Aad baan u xasuusnahay sida ay wax ahaayeen laakiin magac iima lahayn waxa aan dareemiyo!….Dareen wuxuu ahaa dhamaantiis raali ka ahayd… Sii akhri

Abshir Bukhaari iyo Taariikhda Soomaalida

Posted on October 12, 2022October 12, 2022

Wasiir dowlaha Madaxtooyada ee Soomaaliya Abshir Bukhaari wuxuu toddobaadki hore ku dooday in “taariikhda Soomaalidu ay dhan ka raran tahay”.… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay 5 danjire cusub

Posted on October 12, 2022October 12, 2022 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, South Africa,… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dadka Sooomaaliyeed ugu hambalyeeyay Maalinta Calanka

Posted on October 12, 2022October 12, 2022 by News Office

Madaxweyna Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta qiimaha badan ee 12-ka Oktoobar oo ku beegaan… Sii akhri

Dowladd soomaaliya oo war rasmi ah ka soo saartay dagaalka Yasooman

Posted on October 12, 2022October 12, 2022 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa war rasmi ah ka soo saartay dagaalkii ka dhacay degaanka Yasooman ee Gobolka Hiiraan. War-saxaafadeed ka soo… Sii akhri

Maamulka Gobolka Hiiraan oo ka hadlay dagaalka ka socda Yasooman

Posted on October 12, 2022October 12, 2022 by News Office

Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa war kooban ka soo saaray dagaalka culus ee weli ka socda degaanka Yasooman ee Gobolka Hiiraan.… Sii akhri

Soomaaliya oo ka qayb-gashay Shirka wadatashiga Hay’adda IMF iyo dalalka Afrika

Posted on October 12, 2022October 12, 2022 by News Office

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa ka qayb-galay Shirka wadatashiga ee (IMF Afrika Group 1) oo ah shir… Sii akhri

Dagaal culus oo ka socda degaanka Yasooman ee Gobolka Hiiraan

Posted on October 12, 2022October 12, 2022 by News Office

Dagaal culus ayaa hadda ka socda degaanka Yasooman oo ka tirsan degmada Buulo-burde ee Gobolka Hiiraan siday wararku xaqiijinayaan. Goob-joogayaal… Sii akhri

Ruushka oo Liiska Argagixisada ku daray shirkadaha Facebook iyo Instagram

Posted on October 11, 2022October 11, 2022 by Desk

Hay’adda Ruushka u qaabilsan dabagalka Maaliyadda ee loo yaqaan Rosfinmonitoring ayaa shirkadda Meta ee ay hoos yimaadaan Facebook iyo Instagram… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close