Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dowladda Soomaaliya oo Qurba-joogta u dirtay baaq la xiriira dagaalka lagu cirib-tirayo Al-shabaab

Dowladda Soomaaliya ayaa ugu baaqday Soomaalida Qurba-joogta ah in ay ku soo biiraan dagaalka lagu cirib-tirayo kooxda Al-shabaab. Wasiirka duulista… Sii akhri

Posted on October 10, 2022October 10, 2022 by News Office

Ruushka oo duqaymo ku garaacay caasimada dalka Ukraine

Posted on October 10, 2022October 10, 2022 by News Office

Goob-joogayaal ku sugan dalka Ukraine ayaa laga soo xigtay in qaraxyo dhowr ah laga maqlay magaalada caasimadda ah ee Kyiv.… Sii akhri

The Federal Government Criminalises Reporting on Al-Shabaab in Somalia

Posted on October 9, 2022October 9, 2022

Mogadishu (Comment) — The Federal Government of Somalia yesterday issued a media policy discouraging journalists from reporting on Al-Shabaab. The… Sii akhri

Xasan Sheekh oo kala diray Guddiyadii Adeega Garsoorka iyo La-dagaallanka Musuq maasuqa

Posted on October 9, 2022October 9, 2022 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kala diray labada guddi ee kala ah Guddiga Adeegga Garsoorka iyo Guddiga La-dagaalanka Musuqmaasuqa… Sii akhri

Abiy Axmed “waxaan awoodnaa inaan soo saarno qamadi ku filan Ethiopia”

Posted on October 9, 2022October 9, 2022 by News Office

Ra’iisul wasaaraha Ethiopia iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa booqday degaanka Tulli Guuleed oo ah dhul Beereed laga beero Qamadiga. DegaankaTulli… Sii akhri

Al-shabaab oo digniin u diray warbaahinta

Posted on October 9, 2022October 9, 2022 by Desk

Ururka Al-shabaab ayaa si kulul uga hadalay amarkii shalay ka soo baxay dowladda federaalka Soomaaliya ee warbaahinta looga mamnuucay in… Sii akhri

Dagaal culus oo ka socda duleedka degmada Buula-barde ee Gobolka Hiiraan

Posted on October 9, 2022October 9, 2022 by News Office

Dagaal xooggan ayaa sida wararku sheegayaan hadda ka socda degaanka Jicibow oo ku dhow degmada Buula-barde ee Gobolka Hiiraan. Dagaalka… Sii akhri

Guddoomiye Saynab Xaabsey oo soo rogtay awaamiir dhinaca amniga ah

Posted on October 9, 2022October 9, 2022 by News Office

Guddoomiyaha degmada Wardhiigley ee Gobolka Banaadir Saynab Maxamuud Warsame oo ku magac dheer Saynab Xaabsey ayaa awaamiir dhanka amniga ah… Sii akhri

Dowladda oo sheegtay in ay hadda xiran yihiim barihii ugu waaweynaa warbaahinta Al-shabaab

Posted on October 9, 2022October 9, 2022 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in ay hadda xiran yihiin barihii ugu waaweynaa ee warbaahinta Al-shabaab kadib go’aankii xalay ka soo… Sii akhri

Xildhibaan hore Daahir Xasan Guutaale oo geeriyooday

Posted on October 9, 2022October 9, 2022 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, ehelada iyo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close