Deni oo sameeyay magacaabis
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magasaabay labo xubnood oo ka tirsan Guddiga Sare ee Maamulka Garsoorka, kuwaas oo kala ah Garyaqaan…
Open this website in Safari first.
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magasaabay labo xubnood oo ka tirsan Guddiga Sare ee Maamulka Garsoorka, kuwaas oo kala ah Garyaqaan…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Guddiga Midowga Afrika ahna…
Midowga Afrika ayaa Ciidamada Soomaaliya ugu hambalyeeyay xoraynta degmada Aaden Yabaal ee Gobolka Shabeellada dhexe. Ergayga Gaarka ah ee Midowga Afrika u…
Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmiya u shaacisay in Al-shabaab laga xoreeyay degmada Aaden Yabaal ee Gobolka Shabeellada dhexe. Af-hayeenka Wasaaradda Difaaca Soomaaliya…
Kulan gaar ah oo shalay Madaxtooyada Muqdisho ku dhexmaray Xasan Sheekh iyo Siciid Deni ayaa sida la xaqiijiyay natiijo la’aan ku dhammaaday.…
Taliska guud ee ciidamada difaaca Puntland ayaa xaqiijiyay in la xakameeyay shaqaaqooyin la xiriira muran dhuleed oo dhowaan ka dhacay magaalada Gaalkacyo.…
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safiirada dalalka Turkiga iyo Norway u fadhiya Muqdisho kala hadlay dib u soo celinta wadahadallada dowladda federaalka…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa goordhaweyd dib ugu soo laabtay Garoowe, kaddib safar uu hal maalin ugu maqnaa magaalada Muqdisho. Madaxweyne…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa wasiirada. Hoos ka akhriso liiska Golaha Wasiirada Galmudug ee la…
Madaxweynaha Imaaraadka Carabta ayaa maanta billaabay booqashadii ugu horreysay ee uu ku tago Qatar tan iyo markii lasoo afjaray go’doomin socotay afar…