siyaasiyiin ku hawllan isu soo dhawaynta Madaxweyne Deni iyo Ra’iisul wasaare Xamse
Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in uu Muqdisho ka socdo dadaal la isu-gu soo dhaweynayo Madaxweynaha Puntland Siciid Deni… Sii akhri
Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in uu Muqdisho ka socdo dadaal la isu-gu soo dhaweynayo Madaxweynaha Puntland Siciid Deni… Sii akhri
Ajandaha rasmiga ah ee Kal-fadhiga 51-aad ee Baarlamanka Puntland oo shalay la ansixiyay ayaa maanta la shaaciyay. Qodobada ugu muhiimsan… Sii akhri
Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland (TPEC) ayaa wajahaya la-xisaabtanka Baarlamanka Puntland. Xildhibaanno kala duwan oo ka tirsan Baarlamanka ayaa… Sii akhri
Madaxweynaha Israel, Isaac Herzog ayaa qorshaynaya in uu la wadaago madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden Arbacada, xogo sirdoon oo ku… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobay ee taageera Soomaaliya… Sii akhri
Prof. Cabdirisaaq Cismaan Xasan (Juurile) ayaa loo magacaabay la-taliyaha madaxweynaha Soomaaliya ee dhanka dimuqraadiyeynta iyo dowladda wanaagga. Qoraal ka soo… Sii akhri
Garoowe: 26 October 2022: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 77 ee 26-da… Sii akhri
Garoowe: 26 October 2022: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 75 ee 26-ka… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ayaa xubin cusub loogu daray hay’adda Batroolka Soomaaliya SPA, sida ay caddaynayaan warar lagu kalsoon yahay.… Sii akhri
Garoowe: 26 October 2022 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 79 ee… Sii akhri