Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Baarlamanka Puntland oo ansixiyay xubnaha cusub ee Maxkamadda sare

Xildhibaannada Baarlamanka Puntland ayaa maanta ansixiyay xubnaha cusub ee Maxkamadda sare. Fadhigii saaka ee Baarlamanka Puntland waxaa soo xaadiray 54… Sii akhri

Posted on November 1, 2022November 1, 2022 by News Office

Bandhig Sawireed Ku Saabsan Hiddaha Soomaalida oo Lagu Qabanayo Maktabadda Milton Keynes

Posted on November 1, 2022November 1, 2022 by cph

London (Wararka PP) — Taariikhda Soomaaliya ma wada aha mid ku luntay burburkii dalka ka dhacay kaddib markii matxafyadii la… Sii akhri

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo booqday isbitaallada Gurmadka Muqdisho

Posted on November 1, 2022November 1, 2022 by News Office

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Jaamac ayaa caawa booqday Isbitaallada Erdogan, Banaadir iyo Xarumaha Gurmadka deg-degga ah… Sii akhri

Maraykanka: Laba nin oo mudda dheer si qaldan ugu xirnaa dilkii Malcolm X oo magdhaw la siinayo

Posted on November 1, 2022November 1, 2022 by News Office

Gobolka iyo magaalada New York ayaa bixinaya lacag magdhow ah oo gaaraysa illaa $36 milyan oo dollar. Lacagtan ayaa la… Sii akhri

War-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Wada-tashiga Qaran ee Muqdisho ka socday

Posted on October 31, 2022October 31, 2022 by News Office

Golaha Wadatashiga Qaran ayaa war murtiyeed ka soo saaray shir Muqdisho ugu socday Afar cisho, waxaana Goluhu ka soo saareen… Sii akhri

Aqalka Cad ee Maraykanka oo bayaan ka soo saaray Qaraxyadii Soobe

Posted on October 31, 2022October 31, 2022 by News Office

Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa cambaareeyey qaraxyadii Sabtidii ka dhacay agagaarka Zoobe ee magaalada Muqdisho kuwaas oo ay ku dhinteen… Sii akhri

Wasiir Fiqi oo booqday Xarunta Hawlgallada Gurmadka Qaraxyadii Soobe

Posted on October 31, 2022October 31, 2022 by News Office

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta Soomaaliya Mudane Axmed Macalim Fiqi, ayaa saaka booqday xarunta howlgallada gurmadka degdegga ah… Sii akhri

Sababta Xal Loogu La’ yahay Colaadda Saaxmeygaag iyo Sangejebiye

Posted on October 31, 2022October 31, 2022

Colaadda ku salaysan deegaameynta Saaxmeygaag iyo Sangejebiye waxay noqotay mid weli xal loo la’yahay ka sokow dadaallo nabadeed oo la… Sii akhri

Xog: Baarlamanka Puntland oo wada mooshin ka dhan ah guddiga doorashooyinka TPEC

Posted on October 31, 2022October 31, 2022 by News Office

Guux ku saabsan mooshin ka dhan ah guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ee TPEC ayaa sii xoogaysanaya. Xildhibaann kala… Sii akhri

Ciidamada Somaliland oo la wareegay degmada Boocame ee Gobolka Sool

Posted on October 31, 2022October 31, 2022 by News Office

Wararka ka imaanaya Gobolka Sool ayaa sheegaya in Ciidamada Somaliland ay saaka la wareegeen degmada Boocame oo ka tirsan Gobolkaasi.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close