XOG: Isbaheysiga cusub ee Dowlad Goboleedyada oo Baydhaba ku shiraya
Qaar kamid ah Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka oo samaystay isbaheysi cusub ayaa lagu wadaa in ay magaalada Baydhaba gaaraan 19 bishan December…
Open this website in Safari first.
Qaar kamid ah Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka oo samaystay isbaheysi cusub ayaa lagu wadaa in ay magaalada Baydhaba gaaraan 19 bishan December…
As African leaders prepare to gather in Washingtonthis month at the invitation of President Joe Biden, they share a vision for our…
Waaxda Caddaaladda ee Maraykanka ayaa sheegtay in hay’adda dembi-baarista ee FBI inay gacanta ku hayaan sarkaal ka tirsanaa Sirdoonka Liibiya oo loo…
Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ayaa xalay xarunta Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Qaar kamid ah Odayaasha iyo Cuqaasha Beesha Cali Saleebaan. Odayaasha iyo…
Ururka caalamiga ah ee suxufiyiinta ayaa warbixin uu soo saaray ku sheegay in sannadkan 67 suxufiyiin iyo shaqaale warbaahineed ah lagu dilay…
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo uu weheliyo Madaxweyne ku xigeenka Maamulkaas Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed ayaa maanta booqday degaanno dhowaan laga…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga, ahna Ra’iisul Wasaaraha dalkaasi, Amiir…
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa Magaalada Luanda ee caasimadda dalka Angola kaga qayb galaya Shir Madaxeedka 10-aad ee…
Xiriirka Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland ayaa soo hagaagaya, sida ay sheegayaan xogo kala duwan. Siciid Deni iyo Axmed Madoobe oo mad-madow soo…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta Gareen ayaa lagu wadaa in uu maanta ka amba-baxo caasimadda Puntland ee Garoowe. Madaxweyne Lafta Gareen oo…