Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ciidamada Somaliland oo saaka weli sii wada duqaynta magaalada Laascaanood

Ciidamada Somaliland ayaa saaka oo Sabti ah weli duqayn ku wada xaafado ka tirsan magaalada Laascaanood. Goob-joogayaal kala duwan oo… Sii akhri

Posted on February 18, 2023February 18, 2023 by News Office

Madaxweynaha Puntland oo maanta booqanaya degmada Xaafuun ee Gobolka Bari

Posted on February 18, 2023February 18, 2023 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa lagu wadaa in uu maanta booqdo degma-xeebeedda taariikhiga ah ee Xaafuun oo dhacda xeebta badweynta… Sii akhri

Puntland iyo Galmudug oo adkeeyay iskaashiga dhinaca Amniga ah

Posted on February 17, 2023February 17, 2023 by News Office

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Faysal Sheikh Cali ayaa kulan la qaatay Nabadoonada iyo Odoyaasha labada dhinac ee Puntland iyo Galmudug.… Sii akhri

Dagaal iyo duqaymo ka sii socda magaalada Laascaanood

Posted on February 17, 2023February 17, 2023 by News Office

Dagaal iyo duqaymo ayaa saaka oo Jimce ah ka sii socda magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Ciidamada Somaliland ee… Sii akhri

Wasiirka Caafimaadka Puntland oo booqday degmada Kalabaydh ee Gobolka Sool

Posted on February 17, 2023February 17, 2023 by News Office

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dawladda Puntland Dr Jamac Farax Xassan ayaa maanta booqasho ku tagay degmada Kalabaydh ee konfurta gobolka Sool.… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo dalbatay Gurmad lagu caawiyo Turkiga

Posted on February 17, 2023February 17, 2023 by News Office

Qaramada Midoobay ayaa codsatay in ka badan 1 bilyan oo dollar oo dhaqaale ah oo loogu talagalay gurmadka dhulgariirka Turkiga,… Sii akhri

In ka badan 270 Al-shabaab ah oo la dilay

Posted on February 16, 2023February 16, 2023 by Desk

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in dagaallo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay gobolada Shabeelada Dhexe iyo Mudug lagu dilay in… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee dhul-gariirka Turkiga iyo Suuriya

Posted on February 16, 2023February 16, 2023 by News Office

3 Haween ah  iyo laba caruur ah ayaa laga soo badbaadiyay dhismayaasha burburay hoostooda ee magaalada Antakya oo ka tirsan… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo booqday Marsada dabiiciga ah ee Booli Moog

Posted on February 16, 2023February 16, 2023 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku jooga Gobolka Gardafuu ayaa booqday marsada dabiiciga ah ee… Sii akhri

73 Tahriibayaal ah oo lagu la’ yahay xeebaha Liibiya

Posted on February 16, 2023February 16, 2023 by News Office

Ugu yaraan 73 tahriibayaal ah ayaa lagu soo waramayaa in la la’yahay, waxaana loo malaynayaa in ay dhinteen kadib markii… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close