Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Siciid Deni iyo Asad Diyaano oo olole ka samaynaya Gobolka Mudug

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa lagu wadaa in uu Todobaadkan booqdo magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Madaxweyne Siciid Deni… Sii akhri

Posted on May 6, 2023May 6, 2023 by News Office

Madaxweyne Xasan Sheekh oo walaac ka muujiyay xaaladda siyaasadeed ee Puntland

Posted on May 5, 2023May 5, 2023 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa walaac ka muujiyay khilaafka doorashada Puntland. “Madaxda Puntland, waa in ay tix… Sii akhri

Faroole iyo Gaas oo hogaaminaya siyaasiyiin saamayn xoogan ku leh Puntland ayaa ku wajahan Garoowe

Posted on May 5, 2023May 5, 2023 by News Office

Siyaasiyiin saamayn xooggan ku leh Puntland oo ay hoggaaminayaan madaxweynayaashii hore ee dowladda Puntland Cabdiweli Gaas iyo Cabdiraxmaan Faroole ayaa… Sii akhri

Madasha Siyaasadda Puntland oo ka hortimid in wax ka beddel lagu sameeyo Dastuurka

Posted on May 5, 2023May 5, 2023 by Desk

Madasha Siyaasadda Puntland oo ay ku midaysan yihiin hoggaamiyeyaal isbeddel-doon ah ayaa ka hortimid go’aankii xukuumadda Madaxweyne Deni ku ansixisay… Sii akhri

Golaha xukuumadda Puntland oo ansixiyay in wax ka beddel lagu sameeyo Dastuurka

Posted on May 5, 2023May 5, 2023 by News Office

Golaha xukuumadda Puntland ayaa xalay ansixiyay soojeedin ku saabsan in wax ka beddel lagu sameeyo Dastuurka Puntland si loo kordhiyo… Sii akhri

Xog: Khilaaf xooggan oo ka dhex aloosan madaxweyne Deni iyo wasiir Juxaa

Posted on May 4, 2023May 4, 2023 by News Office

Khilaaf xooggan ayaa sida wararku sheegayaan ka dhex aloosan madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo wasiirka arrimaha gudaha Cabdi Faarax Juxaa.… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo kulan gaar ah la yeeshay saraakiisha ciidamada

Posted on May 4, 2023May 4, 2023 by News Office

Madaxweyne Siciid Deni ayaa xalay xarunta madaxtooyada Garoowe kulan gaar ah kula yeeshay saraakiisha kala duwan ee ciidamada Puntland. Qoraal… Sii akhri

Markabka Tritex Glory oo markii u horraysay ku soo xirtay dekedda Garacad

Posted on May 4, 2023May 4, 2023 by News Office

Markabka Tritex Glory ayaa shixnadii u horreysay keenay dekedda Garacad ee gobolka Mudug , iyadoo qorshaha uu yahay labadii toddobaadba… Sii akhri

Catriona Laing oo loo magacaabay ergeyga cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya

Posted on May 4, 2023May 4, 2023 by News Office

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa Catriona Laing u magacaabay ergeyga cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo qorshaynaya in uu xilka qaadis ku sameeyo Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Puntland

Posted on May 3, 2023May 3, 2023 by News Office

Madaxweyne Siciid Deni ayaa qorshaynaya in uu dhawaan xilka qaadis ku sameeyo Taliyaha guud ee Ciidanka Daraawiishta Puntland Gen. Abshir… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close