Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay magacaabista Xisaabiyaha guud ee dowladda

Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo guddoominayey Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ahna ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Mudane Saalax… Sii akhri

Posted on April 27, 2023April 27, 2023 by News Office

Xabbad-joojin dheeraad ah oo laga hirgelinayo dalka Sudan

Posted on April 27, 2023April 27, 2023 by News Office

Hogaamiyaha Ciidamada Sudan ayaa muujiyay sida uu diyaarka ugu yahay 72 saacadood  oo xabad-joojin dheeraad ah,xilli ay sii socdaan dagaalada… Sii akhri

55 qof oo ku geeriyooday doon ku degntay xeebaha dalka Liibiya

Posted on April 27, 2023April 27, 2023 by News Office

Doonni ay saarnaayeen tobanaan tahriibayaal ah oo ku sii jeeday dalalka Yurub ayaa ku degtay xeebaha dalka Liibiya. Wararka ayaa… Sii akhri

Muxuu yahay ujeedka safarka Madaxweyne Xasan sheekh ee Uganda?

Posted on April 27, 2023April 27, 2023 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda, halkaas oo uu kaga qeyb-galayo shir-madaxeedka… Sii akhri

Digniin laga soo saaray roobab xooggan oo ku soo wajahan Puntland

Posted on April 26, 2023April 26, 2023 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa digniin adag ka bixisay roobab mahiiggaan ah, oo sida saadaashu muujinayso ku soo wajahan degaannada Puntland. Qoraal… Sii akhri

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo laga soo daad-gureeyay colaada Suudan oo saaka soo gaaray Muqdisho

Posted on April 26, 2023April 26, 2023 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa muwaadiniintii ugu horreysay oo laga soo daadgureeyay dalka Suudaan saaka ka soo dajisay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde,… Sii akhri

Xabbad-joojintii dalka Suudaan oo burburtay kadib markii dagaal ka qarxay

Posted on April 26, 2023April 26, 2023 by News Office

Dagaal ayaa mar kale ka qarxay Sudan, inkasta oo ay xabbad-joojin ku dhowaaqeen dhinacyada dagaallamaya, halka ergeyga QM uu sheegay… Sii akhri

Joe Biden oo ku dhawaaqay in uu mar kale u tartamayo doorashada 2024

Posted on April 25, 2023April 25, 2023 by News Office

Madaxweyne Joe Biden ayaa maanta ku dhawaaqay in uu mar kale u tartamayo doorashada 2024. Madaxweyne Biden oo da’diisu tahay… Sii akhri

Madaafiic culus oo saaka ka dhacaysa furimaha dagaalka Laascaanood

Posted on April 25, 2023April 25, 2023 by News Office

Xiisad iyo dhaq dhaqaaqyo ciidan oo abaabulan ayaa saaka laga dareemaya nawaaxiga Laascaanood. Ciidamada Somaliland iyo xoogagga difaaca shacabka ee… Sii akhri

Dalalka Ciidamadu ka joogaan Soomaaliya oo shir madaxeed ku yeelanaya waddanka Ugaandha

Posted on April 25, 2023April 25, 2023 by News Office

Dalalka Ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ayaa kulan ay kaga arrinsanayeen dardar gelinta dagaalka lagula jiro Al-shabaab waxay ku yeesheen dalka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close