Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Baarlamanka Puntland oo ansixiyay wax ka beddelka dastuurka Puntland

Mudanayaasha Baarlamanka Puntland ayaa saaka oo Talaado ah ansixiyay wax ka beddelka dastuurka Puntland. Fadhiga saaka oo ay soo xaadireen… Sii akhri

Posted on July 25, 2023July 25, 2023 by News Office

Baarlamanka Puntland oo lagu wado in uu saaka guda-galo wax ka beddelka dastuurka

Posted on July 25, 2023July 25, 2023 by News Office

Baarlamanka Puntland ayaa lagu wadaa in uu saaka oo Talaado ah si rasmi ah u guda-galo furista dastuurka. Fadhiga Baarlamanka… Sii akhri

Shirar ku saabsan xallinta khilaafka Puntland oo xalay ka qabsoomay Garoowe

Posted on July 25, 2023July 25, 2023 by News Office

Xogta ku gedaaman xaaladda Garoowe ayaa tilmaamaysa in aysan muuqan wax xiisad dagaal ah oo ka taagan magaalada. Ciidanka dowladda… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamse oo gaaray magaalada Daarusalaam

Posted on July 25, 2023July 25, 2023 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafti ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Daarusalaam ee… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee waan-waanta lagu xallinayo xiisadda ka taagan Puntland

Posted on July 24, 2023July 24, 2023 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa maanta xarunta madaxtooyada kula shirsan Islaan Ciise Islaan Maxamed iyo Islaan Bashiir Islaan Cabdulle. Islaan… Sii akhri

Kulan xalay dhexmaray madaxda sare ee Puntland oo fashil ku dhammaaday

Posted on July 24, 2023July 24, 2023 by News Office

Kulan gaar ah oo xalay dhexmaray madaxweynaha Puntland, madaxweyne ku xigeenka iyo guddoonka Baarlamaanka ayaa fashil ku dhammaaday. Xog hoose… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo ka cudur-daartay in uu qaabilo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka

Posted on July 24, 2023July 24, 2023 by News Office

Madaxweyne Siciid Deni ayaa xalay ka cudur-daartay in uu la kulmo xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Puntland. Xildhibaannada oo fiidnimadii hore… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay horjooge ka tirsan Daacish

Posted on July 24, 2023July 24, 2023 by News Office

Wararka ka imaanaya Gobolka Bari ayaa sheegaya in halkaasi lagu qabtay horjooge ka tirsan maleeshiyaadka Daacish. Laamaha Amniga Puntland ayaa… Sii akhri

Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil oo lagu rakibay qalab ka caawiya garaaca wadnaha

Posted on July 23, 2023July 23, 2023 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu oo ku jira isbitaal ayaa maanta oo Axadda ah lagu rakibay qalab wadnihiisa caawinaya. Iyadoo… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo dib u bilaabay ololihiisa furista dastuurka Puntland

Posted on July 23, 2023July 23, 2023 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa xalay dib u bilaabay ololihiisa ku jihaysan furista dastuurka sida ay wararku xaqiijinayaan. Madaxweyne Siciid… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close