Xil. Cabdiqani Dhaashane oo isaga baxay xisbiga Xukuumadda Puntland ee KAAH
Xildhibaan Cabdiqani Faarax Dhaashane oo ka tirsan Baarlamanka dowladda Puntland ayaa gebi ahaanba isaga baxay xisbiga xukuumadda ee KAAH. Qoraal kooban oo…
Open this website in Safari first.
Xildhibaan Cabdiqani Faarax Dhaashane oo ka tirsan Baarlamanka dowladda Puntland ayaa gebi ahaanba isaga baxay xisbiga xukuumadda ee KAAH. Qoraal kooban oo…
Dabley hubaysan ayaa xalay waqooyiga Gaalkacyo ku dilay Alle ha u naxariistee Dr. Sakariye Cabdi Jaamac oo kamid ahaa dhaqaatiirta magaalada. Wararka…
Tirada dadka ku dhintay dhul-gariir cabirkiisu ahaa 7.2 magnitude oo gilgilay qeybo ka mid ah dalka Morocco ee Waqooyiga Africa ayaa hadda…
Wararka ka imaanaya degmada Yeyle oo ka tirsan Gobolka Sool ayaa sheegaya in Somaliland ciidamo soo dhoobtay duleedka degmadaasi. Ciidamada Somaliland oo…
Dhulgariir xooggan oo cabbirkiisu dhan yahay 6.8 ayaa ku dhuftay Dalka Morocco, sida ay sheegtay hay’adda sahaminta saadaasha dhul-gariirkada ee Maraykanka (USGS).…
Garoowe, September 09, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2aad Mudane, Ismail Maxamed…
Kuuriyada Woqooyi ayaa ku dhawaaqday in ay furtay bog cusub oo ku aadan weerarada xirfadeysan ee loo adeegsado maraakiibta ku howlgala hubka…
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa soo saaray qaraar cusub oo taabanaya dhoofinta dhuxusha, oo ay hore Qaramada Midoobay ugu soo rogtay…
Hoggaamiye Kuxigeenka Maamulka SSC-Khaatumo Dr. Maxamed Cabdi Ismaaciil ayaa la yeeshay kulan lagu bogaadinayey bahda caafimaadka oo ay ka jiraan kooxda ambalaasyada…
Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Sarreeye Guuto Mumin Cabdi Shire ayaa kulan la qaatay Gudoonka Maxkamada gobolka Mudug. Shirka waxaa ka qayb galay…