Booliska Garoowe oo xabsiga dhigay nin ku eedaysan handad iyo dhac
Booliska caasimadda Garoowe ayaa xabsiga dhigay nin ku eedaysan in uu handaday oo rasaas ku riday ganacsade ku sugnaa kaalin shidaal islamarkaana…
Open this website in Safari first.
Booliska caasimadda Garoowe ayaa xabsiga dhigay nin ku eedaysan in uu handaday oo rasaas ku riday ganacsade ku sugnaa kaalin shidaal islamarkaana…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada New York oo ay…
Dowladda Puntland ayaa shalay maxkamad saartay 19 xubnood oo isugu jira argagixisada Daacish iyo AS. Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee dowladda Puntland…
Cutubyo aad u hubaysan oo ka tirsan ciidamada dowlad goboleedka SSC-Khaatumo ayaa saaka isku fidiyay dhulka dhoodida ah ee Gobolka Sool. Wararka…
Ciidamada dowladda Soomaaliya oo ay weheliyaan ciidamada Galmudug iyo kuwa degaanka ayaa maleeshiyaadka AS kala wareegay degaannadii u danbeeyay ee Gobolka Mudug.…
Suuqii ganacsi ee ugu waynaa Somaliland ee Tog-Wajaale ayaa goor dhawayd dab xooggan qabsaday Dabka ayaa wararku sheegayaan in uu si xawli…
Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ayaa go’aan ka soo saaray dacwad la xiriirta cidda rasmiga u ah guddoomiyaha xisbiga shaqaalaha ee…
Warar hoose ayaa sheegaya in ay sii kordhayaan tirada xildhibaannada Puntland ee u ololaynaya in mudda kordhin loo sameeyo hay’adaha dowladda. Xildhibaannada…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta ku daah-furay munaasabad ballaaran, qaadashada Kaarka Aqoonsiga iyo Diiwaan-gelinta Dadweynaha, oo…
Madaxweynaha Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa si rasmi ah u magacaabay wakiilka Jubaland u qaabilsan dalka Kenya. Dikreeto ka soo baxday…