In ka badan 500 oo ku dhintay duqayn Israa’iil ku qaaday isbitaalka Al-Macmadaani
Fiidkii caawa Israa’iil ayaa duqeysay isbitaalka Al-Macmadaani ee ku yaalo Gaza, waxaana halkaas ku dhintay in ka badan 500 oo qof. Muuqaallo…
Open this website in Safari first.
Fiidkii caawa Israa’iil ayaa duqeysay isbitaalka Al-Macmadaani ee ku yaalo Gaza, waxaana halkaas ku dhintay in ka badan 500 oo qof. Muuqaallo…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ganacsatada Soomaaliyeed la yeeshay kulan ku aaddan doorka ay ku leeyihiin…
Mas’uuliyiinta dalka Brazil ayaa sheegay inay dalkaas soo foodsaartay abaartii ugu darnayd mudda qarni ah, taas oo keentay in uu qalalo webiga…
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa maalinta berri ah booqan doona Israel, sida uu ku warramay xoghayaha arrimaha dibedda Antony Blinken. Afhayeenka Golaha…
Wararka ka imanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in uu halkaas caawa ka dhacay qarax ismiidaamin ah. Qof isku soo xiray walxaha Qarxa…
Madaxwaynaha dalka Croatia Zoran Milanovic ayaa sheegay in uu ka laabtay naxariistii uu markii hore u Muujiyey Israa’iil markay Xamaas weerarka bilowday,…
Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka Antony Blinken ayaa shaaciyay in dib loo furi doono Marinka Rafah ee ku yaalla xuduudda Gaza oo ay…
Madaxweynihii hore ee Puntland Dr. Cabdiweli Gaas oo wareysi bixiyay ayaa uga digay madaxweyne Siciid Deni in uu mudda kororsi isku dayo.…
Somaliland ayaa sida wararku sheegayaan bilowday in ay ciidamo ku daabusho ceelka lagu magacaabo God heeli oo ka tirsan degaanka Gar-dag ee…
Mas’uuliyiinta maamulka Galmudug ayaa xaqiijiyey in maleeshiyaadka Shabaab ay saaka soo weerareen ciidamada dawladda iyo kuwa degaanka oo ku sugan degaanka lagu…