Dowladda Bolivia oo xiriirka u jartay Israa’iil
Dowladda Bolivia ayaa xiriirka rasmiga ah u jartay Israa’iil ,iyadoo laba dal oo kale oo Latin America ah ay u yeereen safiiradooda…
Open this website in Safari first.
Dowladda Bolivia ayaa xiriirka rasmiga ah u jartay Israa’iil ,iyadoo laba dal oo kale oo Latin America ah ay u yeereen safiiradooda…
Madaxa hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan caawinta Falastiiniyiinta ayaa maanta shaacisay in dadka rayidka ah ee ku nool Marinka Qaza ay la…
Siyaasi Axmed Ciise Cawad oo wareysi kooban bixiyay ayaa dastuur-jebin iyo sharci-darro ku eedeeyay madaxweynaha Puntland Siciid Deni. Danjire Axmed Ciise oo…
Wargeyska Financial Times, ayaa soo bandhigay xog ku saabsan dadaallada Israa’iil ay ku dooneyso in la barakiciyo Falastiiniyiinta Qasa. Warbixinta wargeyska waxaa…
Wararka ka imaanaya duleedka Oog ayaa sheegaya in halkaas lagu go’doomiyay maleeshiyaad yar oo taabacsan Mahad Cambaashe. Maleeshiyaadka uu hoggaamiyo Mahad Cambaashe…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxda Bangiga Ziraat Katilim ee laga leeyahay dalka…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo wefdi uu hoggaaminaayo ayaa safar shaqo ku gaaray dalka…
Bankiga Caalamiga ah ee Ziraat Katilim oo laga lee yahay dalka Turkiga ayaa markii u horraysay xarun ka furtay magaalada Muqdisho. Munaasabadda…
Ciidamada militariga Israa’iil ayaa maanta shaaciyay in ay sii ballaarinayaan howllgalada dhulka ah ee Gaza halka diyaaradahooda dagaalku ay si aan kala…
Taliyaha cusub ee Ciidanka Daraawiishta Puntland S/Guuto Aadan Cabdi Xaashi ayaa maanta si rasmi ah xilka ula wareegay. Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid…