Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

XOG: Baarlamanka Puntland oo mooshin ka diyaariyay maxkamadda dastuuriga ah

In ka badan 40 xildhibaan oo ka tirsan Baarlamanka Puntland ayaa fiidnimada diyaariyay mooshin ka dhan ah maxkamadda dastuuriga ah.… Sii akhri

Posted on December 10, 2023 by News Office

Puntland Constitutional Court Rejects Parliamentary Term Extension

Posted on December 10, 2023December 10, 2023 by cph

Garowe (PP News Desk) — The Constitutional Court of Puntland State of Somalia has rejected the decision of the Puntland… Sii akhri

Maxkamadda dastuuriga ah ee Puntland oo gebi ahaanba laashay mudda kororsigii Baarlamanka

Posted on December 10, 2023December 10, 2023 by News Office

Maxkamadda dastuuriga ah ee dowladda Puntland ayaa gebi ahaanba hadda laashay go’aankii Baarlamanka Puntland ku ansixiyay mudda kororsiga halka sano… Sii akhri

Hoggaamiyaha SSC-khaatumo oo Todobaadkan ku wajahan magaalada Buuhoodle

Posted on December 10, 2023December 10, 2023 by News Office

Hoggaamiyaha Maamulka SSC-khaatumo ayaa Todobaadkan ku wajahan magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn. Hoggaamiye Cabdiqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye) oo… Sii akhri

Ciidamo gadoodsan oo xannibay isu socodka gaadiidka Laamiga dheer ee Boosaaso

Posted on December 10, 2023December 10, 2023 by News Office

Cutubyo ka tirsan Daraawiishta Puntland oo ka gadoodsan mushaar la’aan ayaa mudda laba maalmood ah fadhiya degaanka Jimbac oo dhinaca… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee muranka siyaasadeed ee weli ka taagan magaalada Garoowe

Posted on December 10, 2023December 10, 2023 by News Office

Dadaallo lagu xallinayo muranka ka dhashay mudda kordhinta uu samaystay Baarlamanka Puntland ayaa ka bilowday magaalada Garoowe. Dadaallada bilowday ayaa… Sii akhri

Faroole iyo Deni oo shir gaar ah ka yeelanaya Arrimaha doorashada Puntland

Posted on December 9, 2023December 9, 2023 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa lagu wadaa in uu xarunta Madaxtooyada Garoowe ku qaabilo Madaxweyne hore Sen. Cabdiraxmaan Faroole oo… Sii akhri

Sen. Faroole “Wada-hadal ayaa lagu xallin Khilaafka weli ka jira Puntland”

Posted on December 9, 2023December 9, 2023 by News Office

Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Sen. Cabdiraxmaan Faroole oo maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Garoowe ayaa ka hadlay Arrimaha doorashada… Sii akhri

Xukuumadda Puntland oo maxkamadda dastuuriga ah ka dalbatay in ay buriso go’aankii Baarlamanka

Posted on December 9, 2023December 9, 2023 by News Office

Dowladda Puntland ayaa maxkamadda dastuuriga ah ka dalbatay in ay go’aan sharciyeed ka soo saarto arrinta Baarlamanka. Wararka ayaa sheegaya… Sii akhri

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo shir isugu yeeray golaha dhaqanka SSC-khaatumo

Posted on December 9, 2023December 9, 2023 by News Office

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ku sugan magaalada Laascaanood ayaa shir Wada-tashi ah isugu yeeray golaha dhaqanka SSC-khaatumo. Garaad Jaamac… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close