Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho ku tegay Xarardheere iyo Ceeldheer
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho ku tegay magaalooyinka Xarardheere iyo Ceeldheer ee maamul goboleedka Galmudug. Booqashadan ayaa… Sii akhri
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho ku tegay magaalooyinka Xarardheere iyo Ceeldheer ee maamul goboleedka Galmudug. Booqashadan ayaa… Sii akhri
Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Catrain Laing ayaa sheegtay in Mustaqbalka Soomaaliya uu halis ku jiro,… Sii akhri
Saaxiibada Soomaaliya ee Beesha Caalamka ayaa ku baaqay in hannaan loo dhan yahay oo wadar oggol ah loo maro dhammaystirka… Sii akhri
Duqeyn cirka ah oo ay Isra’il ku bartilmaameedsatay isbitaalka Al Aqsa ee bartamaha Marinka Gaza, ayaa lagu dilay ugu yaraan… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay nuqulka rasmiga ah ee cutubyadii dastuurka ee isbeddelka lagu sameeyay. Xildhibaannada labada… Sii akhri
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi ka socda Qaramada Midoobey oo ay … Sii akhri
Dowladda Puntland ayaa ku dhawaaqday in ay aqoonsigii iyo kalsoonidii kala noqotay hay’addaha dowladda Federaalka inta laga helayo Hannaan Federaal… Sii akhri
Tan iyo wixii ka dambeeyey, markii uu Markab jiidhay, buundada isku xidha Washington DC iyo Baltimore, waxaa soo badanaya walaaca… Sii akhri
Ugu yaraan shan qof ayaa dhintay, tobanaan kalena waa ku dhaawacmeen ka dib markii ay buuq iyo fawdo ka dhacday… Sii akhri
Ciidanka badda Hindiya ayaa soo bandhigay sagaal burcad badeed Soomaali ah oo shalay isku soo dhiibay. Burcad-badeedda isa soo dhiibay… Sii akhri