Dowladda Soomaaliya oo si kulul u cambaaraysay dowladda Itoobiya
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dowladda Itoobiya carqaladeysay wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya ee ka qeyb galay shir madaxeedka Midowga Afrika… Sii akhri
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dowladda Itoobiya carqaladeysay wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya ee ka qeyb galay shir madaxeedka Midowga Afrika… Sii akhri
Madaxweynaha Kenya, William Ruto ayaa booqasho rasmi ah (State Visit) ku tagaya Aqalka Cad ee looga arrimiyo dalka Maraykanka. Madaxweyne… Sii akhri
Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa ka falceliyey geerida hoggaamiyaha mucaaradka ee dalka Ruushka, Alexey Navalny, kaas oo geeriyooday maalintii… Sii akhri
Madaxweynaha dowladdaFederaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa hoyga uu ka degen-yahay magaalada Addis Ababa ku qaabilay Safiirada dalalka Jaamacadda… Sii akhri
Mas’uuliyiinta Gobolka Mudug ee Puntland ayaa sheegay in gacanta lagu hayo rag loo haysto dilkii ganacsade Axmed Tahliil Xaaji Aadan.… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb geli Dona Meertada 37-aad ee shir-madaxeedka Golaha Midowga Afrika.… Sii akhri
Hoggaamiyihii mucaaradka Ruushka, Alexey Navalny ayaa maanta la sheegay in uu ku dhintay xabsi uu ku xirnaa. Lama bixin faahfaahin… Sii akhri
Xoghayaha gaashaanbuurta NATO Jens Stoltenberg ayaa sheegay in sannadkani uu yahay, sannadkii ay dalalka Yurub ee xubnaha ka ah isbahaysigu,… Sii akhri
Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa maanta kala saxiixday heshiis is-afgarad ah oo Mareykanka illaa shan saldhig ciidan uu u dhisayo Ciidanka… Sii akhri
Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in saaka halkaasi lagu dilay nin ganacsade ah. Dabley… Sii akhri