Faahfaahinta Khasaaraha ka dhashay dagaal beeleedka galbeedka Gobolka Mudug
Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhintay 50 kalana waa ay ku dhaawacmeen dagaal beeleed mar kale subaxnimadii hore ee Khamiista maanta…
Open this website in Safari first.
Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhintay 50 kalana waa ay ku dhaawacmeen dagaal beeleed mar kale subaxnimadii hore ee Khamiista maanta…
Dowladda Itoobiya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay wararka ku saabsan in ay baabi’say is-afgaradkii dhinaca badda ee ay hore ula gashay…
Madaxweynaha dalka Bolivia Luis Arce ayaa sheegay, in Arbacadi shalay ay fashiliyeen isku day afgenbi oo ay fuliyeen cutubyo ka tirsan millatariga…
Dagaal beeleed culus ayaa lagu soo warramaya in uu mar kale saaka dib uga bilowday degaanno ka tirsan galbeedka gobolka Mudug. Dagaalka…
Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu ansixiyay Qaraar ku saabsan Khataraha Amniga Qaranka, oo uu…
Ciidanka Booliska Puntland ayaa maanta lagu wareejiyay eedaysane loo haysto dil hore uga dhacay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Qoraal ka soo…
Madaxweynaha Kenya William Ruto, ayaa ku dhaawaqay in uu ka laabtay sharcigii maaliyada ee banaanbaxyada rabshadaha sababay ka dhaliyey dalka Kenya isaga…
Taliska Ciidamada Millatariga Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyay hawlgal qorshaysan oo ay ka fuliyeen degaanka Cali Cadhoole oo qiyaastii 33KM dhinaca waqooyi…
Mas’uuliyiin ka tirsan Qaramada Midoobey ayaa u sheegay Israa’iil inay joojinayaan hawlaha gargaarka ee guud ahaan Gaza, haddii aan la qaadin tillaabooyin…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb-galay munaasabadda 26-ka Juun oo ah maalinta xorriyadda gobollada Waqooyi ee…