Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Garoowe oo loo samaynayo ciidan gaar ah oo amnigeeda suga

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland S/guuto  Muumin Cabdi Shire ayaa sheegay in ciidan gaar ah oo ka shaqeeya amniga loo samaynayo… Sii akhri

Posted on May 22, 2024May 22, 2024 by News Office

Webiga Shabeelle oo ku fatahay magaalada Beledweyne

Posted on May 22, 2024May 22, 2024 by News Office

Wehiga Shabeelle ayaa xalay ki fatahay nagaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, iyadoo dadkii deganaa ay ka barakaceen. Dadweynihii degganaa xaafadaha… Sii akhri

Ireland iyo Spain oo maanta ku dhawaaqaya aqoonsiga dawladda Falastiin

Posted on May 22, 2024May 22, 2024 by News Office

Wadamada Ireland iyo Spain ayaa doonaya inay isku mar maanta ku dhawaaqaan qorshayaasha lagu aqoonsanayo dawladda Falastiin si loo soo… Sii akhri

Madaxweynaha Mareykanka oo aqalka cad ku qaabilaya madaxweynaha Kenya

Posted on May 21, 2024May 21, 2024 by News Office

Madaxweynaha Kenya, William Ruto ayaa Khamiista toddobaadkan booqasho rasmi ah ku tagaya Aqalka Cad, halkaa oo uu kula kulmayo Madaxweynaha… Sii akhri

Gaari waxyaabaha qarxa iyo hub u siday Al-shabaab oo la qabtay

Posted on May 21, 2024May 21, 2024 by News Office

Gaari Leylo ah oo la sheegay inuu Al-shabaab u siday hub, daawo iyo saanad kale oo ciidan ayaa maanta lagu… Sii akhri

Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo oo digniin u diray Somaliland

Posted on May 21, 2024May 21, 2024 by News Office

Hoggaamiyaha Maamulka SSC Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw Cali Firdhiye ayaa Somaliland uga digay in ay dagaal kale ku qaado deegaanada… Sii akhri

Dacwad oogaha Maxkamada ICC oo dal baday in la soo xiro Ra’iisul Wasaaraha Israa”iil iyo madaxda Xamaas

Posted on May 20, 2024May 20, 2024 by News Office

Dacwad oogaha maxkamadda dembiyada caalamiga (ICC) ayaa dalbaday in la soo xiro Ra’iisul wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu iyo wasiirka gaashaandhigga… Sii akhri

Dawladda Soomaaliya oo Iran uga tacsiyey dhimashada madaxweynihii Iran iyo mas’uuliyiin la socday

Posted on May 20, 2024May 20, 2024 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa tacsi u dirtay Dowladda iyo Shacabka Jamhuuriyadda Iran geeridii ku timid Madaxweyne Ibraahim Raisi iyo Wasiirkii Arrimaha… Sii akhri

QM oo sheegtay inay korortay tirada dhimasha cudurka daacuunka ee soomaaliya

Posted on May 20, 2024May 20, 2024 by News Office

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan isku xirka arrimaha bini’aadantinimada ee OCHA, ayaa sheegtay in ay kordheen tirada dhimashada cudurka Daacuunka… Sii akhri

Dawladda Iran oo xaqiijisay geerida madaxweyne Ebrahim Raisi

Posted on May 20, 2024May 20, 2024 by News Office

Dawladda Iran ayaa si rasmi ah u sheegtay inuu geeriyooday Madaxweyne Ebrahim Raisi iyo Wasiirka Arrimaha dibadda Hossein Amir-Abdollahian oo ay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close