Puntland: Ciidamo ka gadoodsan mushaar la’aan oo qabsaday kantaroolka degaanka Bacaadweyn
Ciidamo ka tirsan Puntland oo ka gadoodsan mushaar la’aan ayaa maanta qabsaday kantaroolka degaanka Bacaadweyn ee gobolka Mudug. Cutubyo ka tirsan ciidanka…
Open this website in Safari first.
Ciidamo ka tirsan Puntland oo ka gadoodsan mushaar la’aan ayaa maanta qabsaday kantaroolka degaanka Bacaadweyn ee gobolka Mudug. Cutubyo ka tirsan ciidanka…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xalay gaaray magaalada Baghdad ee caasimadda Jamhuuriyadda Ciraaq. War kooban oo…
Madaxweynaha dowladdaFederaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha dalka Masar mudane Cabdulfataax Al-siis ayaa wada-hadal gaar ah ku yeeshay Khadka Taleefonka.…
Xisbiga Shaqaalaha ayaa ku guuleystay aqlabiyadda doorashada guud dalka UK si uu u soo dhiso dowlad cusub kaddib 14 sanno oo ay…
Mogadishu (PP Comment) — There is a big difference between Ethiopia under Meles Zenawi as a Prime in 2006 and Ethiopia under…
Burao (PP News Desk) — The Togdheer Truckers Cooperative members issued a statement today regarding the mandatory insurance imposed on truck owners.…
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa maanta si cad u sheegay in dowladdiisu aysan su’aal galinaynin midnimada Soomaaliya. Ra’iisul wasaare Abiy oo…
Guutooyinka hubaysan ee Xamaas, ayaa warsaxaafadeed ay baahiyeen waxay ku soo bandhigeen weerarro iyo dagaallo ay ciidanka Israa’iil kula galeen Qasa ,…
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo hadal ka jeediyay xarunta Baarlamaanka dalkaasi ayaa mar kale ka hadlay damaca Itoobiya ee ah in…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalkaasi Jamhuuriyadda Ciraaq. Qoraal…