Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Israa’iil oo isu diyaarinaysa in ay weerar ku qaaddo Iran

Wasaaradda Difaaca Mareykanka ayaa xaqiijisay in ay Israa’iil go’aansan doonto weerar ay ku qaado Iran , si ay uga jawaabaan… Sii akhri

Posted on April 16, 2024April 16, 2024 by News Office

Kenya oo walaac ka muujisay heshiis dhinaca Korontada ah oo ay la gashay Itoobiya

Posted on April 15, 2024April 15, 2024 by News Office

Kenya ayaa soo bandhigtay walaaca ay ka qabto heshiis dhinaca korontada ah oo ay la gashay Itoobiya , sababo la… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo ugu baaqday Israa’iil iyo Iran in ay xakameeyaan colaadda labada dhinac ee sii huraysa

Posted on April 15, 2024April 15, 2024 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay si weyn uga walaacsan tahay xiisadda ka taagan bariga dhexe, iyada oo ugu… Sii akhri

Israa’iil oo Masar ku cadaadinaysa in ay cod u raadiso Cambaareynta Iran

Posted on April 15, 2024April 15, 2024 by News Office

Israa’iil ayaa ku cadaadinaysa Masar in ay hoggaamiso codka waddamada Carabta , si ay u cambaareeyaan weerarkii ay Iran ku… Sii akhri

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey oo shir deg deg ah ka yeeshay Xiisada Israa’iil iyo Iran

Posted on April 15, 2024April 15, 2024 by News Office

Shirkii deg deg ahaa ee Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey ooay dalbatay Israa’iil ayaa si rasmi ah u qabsoomay waxaana laga… Sii akhri

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo shir deg deg ah ka yeelanaya xiisadda Iran iyo Israa’iil

Posted on April 14, 2024April 14, 2024 by News Office

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in uu yeesho shir degdeg ah oo ku saabsan diyaaradaha aan duuliyaha… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee weerarkii xalay Iran ku qaaday gudaha Israa’iil

Posted on April 14, 2024April 14, 2024 by News Office

Dowladda Iran ayaa xalay qaaday weerarkii ugu horreeyey oo ay ku bartilmaameedsanayso Israa’iil kaasi oo loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha… Sii akhri

Puntland: Markabkii MV Abdullah oo la siidaayay, kaddib markii lacag madax furasho ah laga qaatay

Posted on April 14, 2024April 14, 2024 by cph

Kooxda burcad-badeeda Soomaalida ee u afduubnaa markabka MV Abdullah ee laga lahaa dalka Bangladesh ayaa caawa siidaayay markabkaas kaddib markii… Sii akhri

Dowladda Iiraan oo la wareegtay markab xamuul ah oo xiriir la leh Israa’iil

Posted on April 13, 2024April 13, 2024 by News Office

Ciidamada ilaalada kacaanka ee Iiraan ayaa gacanta ku dhigay markab xamuul ah oo xiriir la leh Israa’iil kaasi oo Sabtida… Sii akhri

Shirkii Nairobi ku dhexmaray Xasan Sheekh iyo Shariif Sheekh Axmed oo isfaham-waa ku soo dhammaaday

Posted on April 13, 2024April 13, 2024 by News Office

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa War-saxaafadeed ka soo saaray Shir magaalada Nairobi ku dhexmaray isaga iyo Madaxweyne… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close