Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay diyaarado loo adeegsado fulinta qaraxyada culus

Ciidamada Amniga dowladda Puntland ayaa laga soo xigtay in ay gacanta ku dhigeen 5 diyaaradood oo nooca Drones-ka loo yaqaan… Sii akhri

Posted on August 26, 2024 by News Office

In ka badan 800 oo shil oo Puntland ka dhacay lix-dii bilood ee la soo dhaafay

Posted on August 26, 2024August 26, 2024 by News Office

Taliska Ciidanka Ilaalada Waddooyinka Puntland ayaa shaaciyay warbixin ku saabsan khasaaraha shilalkii dhacay lix-dii bilood ee la soo dhaafay. In… Sii akhri

Ciidanka Booliska Gobolka Nugaal oo sheegay in ay gacanta ku dhigeen 7 nin oo ku eedaysan falal Argagixiso

Posted on August 26, 2024 by News Office

Ciidanka Booliska Gobolka Nugaal ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen 7 nin oo ku eedaysan in ay ka tirsan… Sii akhri

Mas’uuliyiin ka tirsan Golleyaasha Puntland oo xalay Shir ku yeeshay Magaalada Gaalacyo

Posted on August 26, 2024August 26, 2024 by News Office

Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Baarlamaanka Maxamed Maxamuud Ciise ayaa shir Guddoomiyey kulan xalay ka dhacay Gaalkacyo, iyadoo shirkaas ay isugu… Sii akhri

Wada-Xaajoodkii Xabbad-joojinta Gaza oo mar kale lagu kala booday

Posted on August 26, 2024August 26, 2024 by News Office

Wadahadallado heerkoodu sarreeyay oo Axaddii shalay ay magaalada Qahira ku yeesheen ergooyin ka socday dowladaha dhexdhexaadinaya Isra’il iyo Xamas, ayaa… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamse oo qaabiley Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u u qaabilsan Soomaaliya

Posted on August 25, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta qaabilay Sii hayaha Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud… Sii akhri

Dowladda Puntland oo si adag u beenisay Warbixin ay soo saartay hay’adda UNICEF

Posted on August 25, 2024August 25, 2024 by News Office

Dowladda Puntland ayaa si adag u beenisay warbixin ku saabsan da’da rag lagu toogtay Gaalkacyo ay soo saartay hay’adda Qaramada… Sii akhri

Kooxda Xisbullah oo Saaka la kulantay Fashil Sirdoon oo guul-darro u dhaweeyay Weerarkii ay u qorshaynayeen Israa’iil

Posted on August 25, 2024 by News Office

Kooxda Xisbullah ayaa saaka la kulantay fashil sirdoonka oo ku dhaweeyay guul-darro, kadib markii ka hor weerarka ay qorsheeyaan in… Sii akhri

Muqdisho: Qaraxyo culus oo lagu burburiyay suuqyadii ganacsi ee Ceelasha Biyaha

Posted on August 25, 2024August 25, 2024 by News Office

Wararka ka imaamaya degaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xalay halkaasi lagu weeraray qaraxyo xooggan. Suuqyo… Sii akhri

Israa’iil oo saaka weerar culus ku qaaday kooxda Xisbullaahi ee Lubnaan

Posted on August 25, 2024 by News Office

Israa’iil aya aroornimadii hore ee saaka garaacday inta badan saldhigyadii ay kooxda Lubnaan ee Xisbullaahi ku diyaarinaysay weerarro ka dhan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close