Dowladda Masar oo Soomaaliya soo gaarsiiday gargaarkii millateri ee ugu horreeyay
Dowladda Masar ayaa waxay Soomaaliya soo gaarsiisay gargaarkii millateri ee ugu horreeyey, in ka badan afartan sannadood. Baraha bulshada iyo… Sii akhri
Dowladda Masar ayaa waxay Soomaaliya soo gaarsiisay gargaarkii millateri ee ugu horreeyey, in ka badan afartan sannadood. Baraha bulshada iyo… Sii akhri
Wararka ka imaanaya magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in saaka halkaasi ay ka taagan tahay xiisad dagaal… Sii akhri
Falastiiniyiinta hadba dhinac ugu barakacayo Marinka Gaza ayaa isugu tagay dhinaca xeebta, xilli ay ciidamada Isra’ul sii wadaan dagaalka iyo… Sii akhri
Madaxweynaha Kenya, William Ruto ayaa maanta xarunta madaxtooyadda Kenya ka daahfuray ololaha ay Kenya ku raadinayso jagada guddoomiyaha Golaha Midowga… Sii akhri
Taliyaha guud ee ciidanka militariga Itoobiya, Jeneral Birhanu Jula Gelalcha ayaa booqasho rasmi ah ku jooga dalka Morocco, halkaasi oo… Sii akhri
Ciidamada Israa’iil oo ku hubaysan taangiyada dagaalka ayaa Qaramada midoobey ku qasbay in ay hakiyaan howlihii gargaarka ee ay ka… Sii akhri
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay xabsiyada dalka Suudaan gaar ahaan, magaalada Portsudan ka soo dayeen 31 dhalinyaro Soomaaliyeed oo… Sii akhri
Dowladda Puntland ayaa shaacisay in ay MA-GEFE u aqoonsatay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud kadib markii uu xannibay dhammaan Mashaariicdii… Sii akhri
Ruushka ayaa duqeymo ku garaacay inta badan magaalooyinka Ukraine, isaga oo weerarkaasi cirka ahaa u adeegsaday tiro badan oo gantaallo… Sii akhri
Ciidamada Amniga dowladda Puntland ayaa laga soo xigtay in ay gacanta ku dhigeen 5 diyaaradood oo nooca Drones-ka loo yaqaan… Sii akhri