Dowladda Itoobiya oo kumanaan millitari ah ku daabushay xadka Soomaaliya
Dowladda Itoobiya ayaa bilowday in ay kumanaan millitari ah oo gaashaaman ku daabusho xadka Gobolka Shabeelle ee dowlad degaanka Soomaalida… Sii akhri
Dowladda Itoobiya ayaa bilowday in ay kumanaan millitari ah oo gaashaaman ku daabusho xadka Gobolka Shabeelle ee dowlad degaanka Soomaalida… Sii akhri
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa looga hadlay ilaalinta madax-bannaanida, wadajirka ummadda Soomaaliyeed, amniga… Sii akhri
Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa khudbad uu maanta ka jeediyay madasha iskaashiga Shiinaha iyo Afrika (FOCAC) kaga hadlay xoojinta iskaashiga… Sii akhri
Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa walaac ka muujiyay in lagu fashilmay soo afjarista heshiis xabbad-joojin ah oo ka… Sii akhri
Saraakiisha dowladda Ukraine ayaa sheegay, in duqeyn cirka ah oo ay ciidamada Ruushka ku beegsadeen magaalada Lviv ee galbeedka Ukraine… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khadka Taleefonka kula hadlay Madaxweyne Kuxigeenka Midowga Yurub ahna Madaxa Arrimaha… Sii akhri
Qaramada Midoobey ayaa ugu baaqday Puntland iyo dowladda Federaalka Soomaaliya, in aysan xukun dil toogasho ah ku fulin carruurta ka… Sii akhri
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Eritrea Isaias Afwerki ayaa Kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Beijing ee… Sii akhri
Waxaa maanta magaalada Beijing ee caasimadda Shiinaha ka furmaya shir madaxeedka Shiinaha iyo dalalka Africa, kaas oo la filayo in… Sii akhri
Waaxda Caddaaladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday eedo danbiyeed oo ka dhan ah hoggaamiyaha Xamaas Yaxya Sinwaar iyo saraakiil kale, kuwaas… Sii akhri