Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Deni oo maanta ku wajahan Boosaaso halkaasi oo uu dagaal kaga dhawaaqayo

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Arbaco ah ku wajahan magaalada Boosaaso. Ilo wareedyo ka tirsan Madaxtooyada ayaa… Sii akhri

Posted on October 2, 2024 by News Office

Is Afgaranwaaga U Dhexeeya Maamulka SSCK iyo Madaxdhaqameedka Qaar

Posted on October 2, 2024October 2, 2024

Laascaanood (Faallo) — Maamulka ku meelgaarka ah ee SSC-Khaatumo oo dhowaan sanad jirsaday waxaa mar kale soo foodsaaray loollan adag oo… Sii akhri

Soomaaliya iyo Maraykanka oo kala saxiixday heshiis horumarineed oo ku kacaya $68.5 milyan oo Dollar

Posted on October 1, 2024 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho heshiis horumarineed oo ku kacaya $68.5 milyan (Dollar) kula saxiixatay dowladda Mareykanka. Heshiiskani… Sii akhri

Jabuuti oo weli jawaab ka sugaysa Itoobiya kadib dekeddii ay u soo bandhigtay

Posted on October 1, 2024 by News Office

Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay in ay weli Itoobiya ka sugayso jawaab ku aaddan deked ay Jabuuti u soo bandhigtay in… Sii akhri

Ra’iisul Wasaarihii dalka Japan oo is casilay sidoo kalena kala diray golihiisi Wasiirada

Posted on October 1, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaarihii dowladda Japan Fumio Kishida ayaa saaka oo Talaado ah is casilay sidoo kalana kala diray golahiishii wasiirrada dalkaasi.… Sii akhri

Dowladda Puntland oo mamnuucday Xaalufinta Khayraadka badda degaannada Puntland

Posted on September 30, 2024 by News Office

Dowladda Puntland ayaa go’aan mamnuucis ah ka soo saartay xaalufinta khayraadka badda ee degaannada Puntland. Wasaaradda Kalluumeysiga Puntland ayaa shaacisay… Sii akhri

Midowga Yurub oo 9 Milyan oo Yuuro u ballan qaaday Kabka Miisaaniyadda dowladda Soomaaliya

Posted on September 30, 2024September 30, 2024 by News Office

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Biixi Imaan Cige ayaa shir la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Ms. Karin Johansson iyo… Sii akhri

Israa’iil oo duqayn xooggan ku garaacday dekadda Xudeyda ee dalka Yemen

Posted on September 30, 2024 by News Office

Israa’iil ayaa sheegtay in ay duqeysay bartilmaameedyo ay Xuutiyiinya ku leeyihiin dalka Yemen, iyada oo weerarkaan ku sheegtay mid ay… Sii akhri

Duufaanta Helene oo 89 qof ku dishay dalka Maraykanka

Posted on September 30, 2024September 30, 2024 by News Office

Malaayiin qof oo ku nool gobollada Koonfur-bari ee Maraykanka ayaa bilaabay howlo isugu jira nadiifin iyo dayac-tir, kaddib marki roobab… Sii akhri

Dowladda Jabuuti oo beenisay warar laga faafiyay Caafimaadka madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle

Posted on September 29, 2024 by News Office

Dowladda Jabuuti ayaa beeniyay warar ku saabsan caafimaadka madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo saacadihii la soo dhaafay lagu faafiyay baraha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close