Madaxweynihii hore ee Ghana John Dramani oo soo laabasho taariikhi ah sameeyay
Madaxweynihii hore ee Ghana John Dramani Mahama ayaa guul soo laabasho oo taariikhi ah ka gaaray doorashadii Axadda ka dib markii cod-bixiyeyaashu…
Open this website in Safari first.
Madaxweynihii hore ee Ghana John Dramani Mahama ayaa guul soo laabasho oo taariikhi ah ka gaaray doorashadii Axadda ka dib markii cod-bixiyeyaashu…
Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay waxay ku tilmaantay xad-gudubyada dowladda Itoobiya ay ka waddo gudaha Soomaaliya oo ay ku carqaladaynayso Amniga iyo Xasiloonida, tallaabooyinkaas…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta soo saaray dikreeto magacaabis oo ku saabsan Taliska qeybta Booliska gobolka Raas Casayr. “Madaxweynaha Dowladda…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in ay dalka ku soo celisay 47 muwaadiniin Soomaaliyeed ah oo ku xayirnaa waddanka Madagascar. Bayaan ka…
Kooxaha Mucaaridka ah ee Suuriya ayaa aroornimada hore ee saakay oo Axad ah sheegatay, in ay Suuriya ka xoreeyeen Bashar Al Asad…
Rag hubaysan oo markab kalluumeysi ugu af-duuban yahay xeebaha Puntland ayaa dalbaday $5 milyan oo doollar sida laga soo xigtay wakaaladda wararka…
A Chinese fishing vessel off the coast of Somalia has come under the control of alleged pirates, a European Union anti-piracy force operating in…
Madaxweynaha Kuuriyada Koofureed Yoon Suk Yeol oo Sabtida saaka ah khudbad jeediyay ayaa raalli gelin ka bixiyay sharcigi dagaalka ee martial law-ga…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si xooggan u cambaareysay tallaabooyin ay sheegtay in Ethiopia ay ka waddo Gobolka Gedo, oo ay isaga horkeeneyso…
Dowladda Mareykanka ayaa diidday warbixin ay soo saartay hay’adda xuquuqul Insaanka ee Amnesty International ,taasi oo sheegtay in ay jiraan caddaymo dhameystiran…