Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Soomaaliya oo loo ansixiyay Mashruuca Maalgelinta adkeysiga Cimilada

Soomaaliya ayaa loo ansixiyey Mashruucii ugu horeeyey oo gaar u ah maalgelinta sare u qaadidda Adkeysiga Cimilada Soomaaliyeed. Wasiirka Wasaaradda… Sii akhri

Posted on October 23, 2024 by News Office

Ciidamada Badda Sacuudiga iyo Iran oo dhoolla-tus wadajir ah ku samaynaya Badda Cas

Posted on October 23, 2024 by News Office

Ciidanka badda Iran iyo Sacuudiga ayaa dhoolatus wadajir ah ka sameyn doona badda cas, sida uu ka sheegay telefishinka dawladda… Sii akhri

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya oo Shir ka yeeshay Xoojinta Iskaashiga labada Waddan

Posted on October 22, 2024 by News Office

Madaxweynaha Waddanka Kenya William Ruto ayaa Xarunta Madaxtooyada dalkaasi ku qaabilay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. War kooban oo ka… Sii akhri

Kenya oo si khasab ah dalkooda ugu musaafurisay afar muwaadin oo Turki ah

Posted on October 22, 2024 by News Office

Qaramada Midoobey ayaa walaac ka muujisay dib u celinta afar qof oo qaxooti Turkish ah oo laga masaafuriyey Kenya, kuwaas… Sii akhri

Maraykanka iyo Kuuriyada Koonfureed oo Shir ka yeeshay Xaaladda Gacanka Kuuriya

Posted on October 22, 2024 by News Office

Taliyayaasha Ciidamada Cirka ee Kuuriyada Koonfureed iyo Mareykanka ayaa la sheegay inay shir labo maalmood socday oo furmay Isniintii shalay… Sii akhri

Soomaaliya iyo Kenya oo Maanta ka wada-hadlaya Arrimaha Gobolka iyo bixitaanka Hawlgalka ATMIS

Posted on October 22, 2024 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xalay gaaray Caasimadda dalka Kenya ee Nairobi halkaasi oo uu Maanta Shir kula yeelanayo… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Maanta dib ugu laabanaya Garoowe kadib safarkiisi Imaaraadka Carabta

Posted on October 22, 2024 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo muddooyinkii danbe safar dibadda ah ku maqnaa ayaa lagu wadaa in uu maanta dib… Sii akhri

Antony Blinken oo markii 11-aad booqanaya Israa’iil tan iyo intii uu bilowday dagaalka marinka GAZA

Posted on October 22, 2024 by News Office

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa Talaadada maanta ah gaaray Israa’iil, halkaas oo uu ka billaabayo booqasho uu ku… Sii akhri

Madaxweynihii hore ee dalka Peru oo in ka badan 20 sanno oo xabsi ah lagu xukumay

Posted on October 22, 2024 by News Office

Madaxweynihi hore ee Peru Alejandro Toledo ayaa Isniinti shalay lagu xakumay 20 sanno iyo lix bil oo xabsi ah, kaddib… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamse oo magacaabay Ra’iisul Wasaare ku xigeen labaad oo Xukuumaddiisu yeelatay

Posted on October 21, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay Ra’iisul Wasaare ku xigeen labaad oo ay yeelanayso Xukuumaddiisa. Ra’iisul… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close