Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho ku qaabiley Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Maraykanka

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehelinayey Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliya, Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), ayaa… Sii akhri

Posted on November 1, 2024 by News Office

Wararkii u danbeeyay ee Khasaaraha dagaal maanta ka dhacay nawaaxiga Qorilugud oo ka tirsan Gobolka Togdheer

Posted on November 1, 2024 by News Office

Faahfaahin dheeri ayaa ka soo baxaysa khasaaraha ka dhashay dagaal maanta oo Jimce ah ka dhacay nawaaxiga degaanka Qorilugud oo… Sii akhri

Xiisad dagaal iyo iska hor imaadyo hubaysan oo ka dhex bilowday SSC iyo Somaliland

Posted on November 1, 2024 by News Office

Xiisad colaadeed oo u dhexaysa SSC-khaatumo iyo Somaliland ayaa maalmahan ka taagan jiidda degaanka Qorilugud oo ka tirsan gobolka Togdheer.… Sii akhri

Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia oo ku celiyay in ay ka go’an tahay helista marin badeed

Posted on November 1, 2024November 1, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed, oo la hadlayay baarlamaanka dalkaas, ayaa sheegay in Ethiopia aysan xoog ku raadinayn helista marinka… Sii akhri

Israa’iil oo Marinka Gaza iyo Lubnaan ku dishay in ka badan 100 ruux

Posted on November 1, 2024November 1, 2024 by News Office

Duqeymaha cirka ee Israa’iil ayaa lagu dilay ugu yaraan 95 qof guud ahaan Gaza Khamiistii. Inta badan dhibanayaasha ayaa ahaa… Sii akhri

Xukuumadda Puntland oo caddaysay Mowqifkeeda Go’aannadii ka soo baxay Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho

Posted on October 31, 2024October 31, 2024 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa nasiib-darro ku tilmaantay Go’aannadii ka soo baxay Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee Magaalada Muqdisho, waxaana ay sheegtay… Sii akhri

Jubaland oo si cad uga hortimid Go’aannadii ka soo baxay Shirkii Madasha Muqdisho

Posted on October 31, 2024 by News Office

Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa si cad uga horjeesatay Go’aannadii ka soo baxay Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho oo ay… Sii akhri

Madaxweyne hore Farmaajo oo si adag uga horyimid Jihada uu dalka u dhaqaajiyay Madaxweyne Xasan Sheekh

Posted on October 31, 2024 by News Office

Madaxweynihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka horyimid Qodobadii ka soo baxay Shirkii Madasha Wadatashiga Muqdisho… Sii akhri

Ajandaha Rasmiga ah ee Kal-fadhiga 55aad ee Baarlamaanka Puntland oo Maanta la ansixiyay

Posted on October 31, 2024October 31, 2024 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Mudane Maxamed Baarri Shire iyo… Sii akhri

Baarlamaanka Puntland iyo Xubnaha Labada Aqal ku matala Puntland oo War soo saaray

Posted on October 30, 2024October 31, 2024 by News Office

War-murtiyeed ay si wadajir ah u soo saareen Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku matala Puntland iyo Xildhibaannada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close