Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweynaha dalka Brazil oo jeegada ka dhaawacmay

Madaxweynaha dalka Brazil, Luiz Inacio Lula da Silva ayaa baajiyay safar ugu ambabixi lahaa Ruushka, kaddib marki ay dhaqaatiirtiisa caafimaadka… Sii akhri

Posted on October 21, 2024 by News Office

Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya ee laga soo doorto Puntland oo lagu casumay Kal-fadhiga Baarlamaanka Puntland

Posted on October 20, 2024 by News Office

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa Casumaad Rasmi ah u diray Xildhibaannada Labada Aqal (BFS) ee laga soo doorto… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Madaxweynaha dalka Burundi

Posted on October 20, 2024 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta  gaaray magaalada Bujumbura ee caasimadda dalka Burundi, halkaas oo uu… Sii akhri

Puntland: Ciidanka PSF oo qabtay sarkaal Israa’iil kaga soo biiray mileeshiyaadka Daacish ee Soomaaliya

Posted on October 20, 2024 by News Office

Taliska Ciidanka PSF ee Puntland ayaa sheegay in ay hawlgal ciidan ku qabteen sarkaal ajnabi ah oo ka tirsan mileeshiyaadka… Sii akhri

Soomaaliya iyo Uganda oo ku heshiiyay Xoojinta Iskaashiga Amniga labada Waddan

Posted on October 20, 2024October 20, 2024 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Kampala ayaa Kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda Yoweri Museveni. Warsaxaafadeed… Sii akhri

Prabowo Subianto oo maanta si rasmi ah u noqonaya Madaxweynaha dalka Indonesia

Posted on October 20, 2024October 20, 2024 by News Office

Prabowo Subianto oo bishii Febraury loo doortay xilka madaxweynaha Indonesia ayaa lagu wadaa in maanta oo Axad ah uu si… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo dhiggiisa dalka Uganda kala hadli doona qorshaha kala guurka howgalka ATMIS

Posted on October 19, 2024 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda,… Sii akhri

Diyaarad aan duuliye lahayn oo ku qaraxday guriga Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil

Posted on October 19, 2024 by News Office

Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil ayaa sheegay in guriga Netanyahu oo ku yaal waqooyiga Tel Aviv, gaar ahaan xaafadda Caesarea ay… Sii akhri

Madaxweynaha Somaliland oo go’aano ka soo saaray Adeegsiga Hantida iyo Warbaahinta dowladda xilliga doorashada

Posted on October 19, 2024October 19, 2024 by News Office

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa go’aamiyay in aan hantida dadweynaha, shaqaalaha rayidka ah iyo ciidamada loo adeegsan karin ollolaha… Sii akhri

Xisbullah oo wacad ku maray in ay kordhinayaan dagaalka ka dhanka ah Israa’iil

Posted on October 19, 2024 by News Office

Ururka Xisbullah ayaa wacad ku maray in uu kordhin doono dagaalka ay kula jirto Israa’iil, maalin uun ka dib markii… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close