Puntland iyo Villa Somalia oo ku muransan cidda maamulaysa mashruuca dhismaha jidka Gaalkacyo-Xarfo
Xukuumadda Puntland ayaa mar kale ka hadashay khilaafka ka taagan cidda maamulaysa mashruuca dhismaha jidka laamiga ah ee Gaalkacyo-Xarfo ee gobolka Mudug.…