Ciidamada difaaca Puntland oo soo riday ilaa lix dronesa oo Daacish isku dayday in ay adeegsato
War kooban oo ka soo baxay Hawlgalka Ciribtirka Kooxaha Argagixisada ah ee Puntland ayaa lagu sheegay in 24-saac ee u danbeeyay Ciidamadu…
Open this website in Safari first.
War kooban oo ka soo baxay Hawlgalka Ciribtirka Kooxaha Argagixisada ah ee Puntland ayaa lagu sheegay in 24-saac ee u danbeeyay Ciidamadu…
Dowladda Puntland oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa shaacisay in ay samaynayso baaritaan deg deg ah oo ku saabsan xaaladda keentay in kalluun…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Masar Mudane Cabdulfataax Al-Siisi ayaa kulan muhiim ah ku yeeshay Qasriga…
Garowe (PP News Desk) — The autobiography of the late Somali President Abdullahi Yusuf Ahmed has been translated into Arabic. Published in…
Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland, Ilyaas Cismaan Lugatoor oo ka falcelinayay su’aasha ku saabsan sababta dowladda Xasan Sheekh u taageeri la’ dahay…
Dr. Cali Xaaji Warsame oo kamid ah siyaasiyiinta degaannada Puntland ayaa ugu baaqay madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya in ay qayb ka noqdaan…
Guddiga dhismaha Wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo ayaa bilaabay wejigii labaad ee daamur-saaridda jidlaasi ee inta u dhexaysa Cawsane ilaa Midigale. Xubno ka tirsan guddiga…
Guddiga taakuleynta iyo daryeelka dhaawacyada Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland, ayaa galabta soo dhoweeyay oo la wareegay Diyaarad nooca qumaatiga u kaca…
Mas’uuliyiinta degmada Iskushuban ee Gobolka Bari oo kaashanaya ciidanka Booliska degmadaasi ayaa soo qabqabtay rag ku eedaysan in ay yihiin danbiilayaal shidayay…
Ciidamada difaaca Puntland ayaa saaka hawlgallo qorshaysan oo dhawr jiho ah ka wada buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari, kuwaasi oo ay Ciidamadu…