Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Tirinta codadka doorashada Somaliland oo guud ahaan si rasmi ah u soo dhammaatay

Guud ahaan waxaa si rasmi ah u soo dhammaaday tirinta codadka doorashooyinka isku sidkan ee Madaxtooyada tan ururrada Somaliland. Dhammaan… Sii akhri

Posted on November 15, 2024November 15, 2024 by News Office

Xisbiga Jamhuuriga ah oo la wareegay Awoodda Aqalka Congress-ka Mareykanka

Posted on November 15, 2024November 15, 2024 by News Office

Jamhuuriyiinta ayaa ku guuleystay aqlabiyadda Aqalka Wakiilada Mareykanka, ayaga oo dhameystiray isku mar ay kula wareegeen awoodda Aqalka Cad iyo… Sii akhri

Israa’iil oo shaqaale caafimaad iyo dad kale oo rayid ah ku dishay Lubnaan iyo Maringa Gaza

Posted on November 15, 2024November 15, 2024 by News Office

Afar ka mid ah shaqaalaha caafimaadka ee Lubnaan ayaa ka mid ahaa lix qof oo lagu dilay weerar ay Israa’iil… Sii akhri

Guddiga doorashada Somaliland oo ku dhawaaqay war ku saabsan hannaanka shaacinta natiijada doorashooyinka

Posted on November 14, 2024 by News Office

Guddiga doorashada Somaliland ayaa ku dhawaaqay in sanaadiiqda cododka la geeyay degmooyinka oo la soo geba-gabeeyay tirinta cododka ee goobihii… Sii akhri

Cabdalle Kaylaco oo loo magacaabay Xoghayaha Dowladda Hoose ee Caasimadda Garoowe

Posted on November 14, 2024 by News Office

Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland Cabdi Faarax Siciid Juxaa ayaa Maanta oo Khamiis ah Xilka qaadis ku sameeyay Xoghayihii Dowladda Hoose… Sii akhri

Madaxweyne Joe Biden oo Aqalka Cad ku soo dhaweeyay Madaxweynaha la doortay ee Donald Trump

Posted on November 14, 2024 by News Office

Todobaad kaddib marki uu kaga guuleystay doorashadi madaxtinimo ee Mareykanka, ayuu madaxweynaha dooran ee Mareykanka Donald Trump booqasho ku tegey… Sii akhri

Hay’adda ICAO oo baaris farsamo ku samaynaysa Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya

Posted on November 14, 2024 by News Office

Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya Axmed Macallin Xasan ayaa Muqdisho kusoo dhaweeyay mas’uuliyiin ka socday Hay’adda Duulista Caalamiga… Sii akhri

Madaxweyne Donald Trump oo magacaabay mas’uuliyiin aan wax khibrad ah u lahayn jagooyinka loo dhiibay

Posted on November 14, 2024 by News Office

Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa magacaabay qaar ka mid ah xubnaha golahiisa wasiirrada ee soo socda, kuwaas… Sii akhri

Kenya seeks to show its influence on the politics of Somalia

Posted on November 13, 2024November 30, 2024 by cph

Mogadishu (PP Commentary) — When the President of Jubaland State, Ahmed Mohamed Islam, left Mogadishu after disagreements over the electoral model… Sii akhri

Sirdoonka Soomaaliya oo qabtay laba eedaysane oo loo haysto dil ka dhacay magaalada Muqdisho

Posted on November 13, 2024 by News Office

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda dowlada Soomaaliya ee NISA ayaa sheegtay in ay gacanta ku soo dhigtay laba eedeysane oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close