Puntland: Sarkaalkii gacantiisa ku qabtay drones-kii qaraxyada siday oo maanta qarax ku dhintay
Alle ha u naxariistee, waxaa maanta qarax miino ku geeriyooday sarkaal, Maxamed Maxamuud Bootaan oo ka tirsanaa guutada Duufaan ee Ciidamada Daraawiishta…