Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Mareykanka oo in ka badan 270,000 kun oo qof tarxiilay mudda 12 bilood ah

Hay’adda Socdaalka iyo Kastamyada Mareykanka ayaa in ka badan 270,000 oo qof u tarxiilay 192 waddan muddo 12 bilood ah,… Sii akhri

Posted on December 20, 2024December 20, 2024 by News Office

Hay’adda MSF oo warbixin ka soo saartay xasuuqa Israa’iil ka wado marinka Gaza

Posted on December 20, 2024December 20, 2024 by News Office

Warbixin cusub oo ay soo saareen dhaqaatiirta aan xuduudda laheyn ee MSF ayaa lagu sheegay in ay jiraan calaamado cad… Sii akhri

Suldaan Cabdisalaan oo maamulka SSCK kaga aragti duwanaaday xaaladda Ceerigaabo

Posted on December 19, 2024December 19, 2024 by cph

Badhan (Wararka PP) — Suldaan Cabdisalaan Suldaan Maxamuud ayaa sheegay in beeshiisu ay degto dhowr degmo ka mid ah Sanaag… Sii akhri

Mas’uuliyiinta Gobolka Karkaar oo xoolo ku wareejiyay Ciidamada difaaca Puntland ee ku sugan Carmo

Posted on December 19, 2024 by News Office

Mas’uuliyiinta Gobolka Karkaar, oo ay weheliyaan odayaal nabadoono ah ayaa 250 oo ari ah ku wareejiyay ciidamada difaaca dowladda Puntland… Sii akhri

Madaxweynayaasha Faransiiska iyo Jabuuti oo ka wada-hadlayaa Xaaladda Soomaaliya

Posted on December 19, 2024December 19, 2024 by News Office

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa Jimcaha berri ah u safri doona dalka Jabuuti, halkaasi oo uu Kulan Casho ah kula… Sii akhri

Sirdoonka Ruushka oo qabtay nin ku eedaysan dilkii Jeneraal Igor Kirillov

Posted on December 19, 2024December 19, 2024 by News Office

Sirdoonka Ruushka ayaa gacanta ku dhigay nin lagu magacaabo , Kurbonov Akhmajon oo ah 29 jir u dhashay dalka Uzbekistan,… Sii akhri

Puntland oo Villa Somalia ku eedaysay in ay furin dagaal ka furayso degaanno ka tirsan Puntland

Posted on December 18, 2024December 18, 2024 by News Office

Shir ku saabsan amniga gobolka Mudug oo ay ka qayb galeen xubnaha guddiga amniga gobolka Mudug ayaa maanta lagu qabtay… Sii akhri

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Baydhaba

Posted on December 18, 2024 by News Office

Guddoomiyaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaaladda Baydhabo ee… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamse oo sheegay in magaalada Muqdisho ay ka bilaaban doonaan doorashooyin qof iyo cod ah

Posted on December 18, 2024December 18, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in magaalada Muqdisho ay ka bilaaban doonaan doorashooyinka qof iyo… Sii akhri

Ingiriiska, Faransiiska iyo Jarmalka oo ku eedeeyay Iran in ay sare u qaaday Keydinta Uranium-ka

Posted on December 18, 2024December 18, 2024 by News Office

Dalalka Ingiriiska , Faransiiska iyo Jarmalka ayaa ku eedeyay Iran inay sare u qaaday  kaydka Uranium-ka aadka loo xoojiyey ,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close