Category: Warka
Musharax Sheekh Shariif Axmed oo soo gaaray Muqdisho
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa Goordhow ka soo Dagay Garoonka Muqdisho, Wafdiga Wadaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sh.Axmed…
Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia oo Baydhabo Gaaray
Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa Gaaray wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sh.Cismaan Jawaari. Wafdiga Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya…
Madaxweynaha Puntland oo degmada Dangorayo kaga qayb galay doorashada Golaha Deegaanka
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta 21 September, 2016 safar shaqo oo gaaban ugu amba baxay Degmada Dangorayo ee…
Maamulka Gaalkacyo oo bilaabay qorshe lagu diiwan gelinayo goobaha ganacsiga
Dowlada hoose ee degmada Gaalkacyo ayaa waxa ay bilowday qorshe lagu diiwaan gelinayo goobaha ganacsi ee magaalada galkacayo. iyadoo goobahaasi laga buuxinayo…
Wasaaradda Haweenka Puntland oo lix gabdhood waxbarasho ugu dirtay dalka Hindiya
Garowe (Puntland Post):- Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Qoyska Puntland Drs Aniso Cabdulqaadir Xaaji Muumin ayaa maanta xafiiskeeda ugu samaysay kulan sagootin…
Video article PHA iyo GIZ oo maanta daboolka ka qaaday Sanduuqa tartanka dhismaha wadada Garowe iyo Gaalkacyo
Garowe (Puntland Post):- Hay’adda wadooyinka Puntland ee PHA iyo Hay’adda GIZ ee dalka Jarmalka ayaa maanta Garowe ku daahfuray wajiga kowaad ee…
Guddiga doorashada heer Puntland oo warsaxaafadeed soo saaray
Garowe (Puntland Post):- Guddiga doorashada Soomaaliya ee heer Puntland oo maanta shir jaar’id ku qabtay xarunta hay’adda PDRC ee magaalada Garowe ayaa…
Dibad Bax Balaaran oo Muqdisho ka socda
Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa waxaa hadda ka soconayo dibad bax balaaran oo ay dhigayaan dadka ku Dhaqan Magaalada Muqdisho. Dibadbaxaan…
Mareykanka oo Rushka ku eedeyay duqentii Baabuurtii Gargaarka siday
Sarkaal dowlada Mareykanka u hadalay aya BBC-da u sheegay in diyaaradaha dagaalka ee Ruushka ay mas’uul ka yihin duqeymihii loo gestay kolonyo…