Maamulka Godobjiraan oo waxbarasho ka bilaabay tuulooyinka
Garowe (Puntland Post):- Gudoomiyaha Degnada Godobjiraan Yuusuf Maxamed Faarax ayaa maanta ka yagleelay tuulada Godob-caduun oo ka mid ah tuulooyinka hoosyimaada maamulkiisa…
Open this website in Safari first.
Garowe (Puntland Post):- Gudoomiyaha Degnada Godobjiraan Yuusuf Maxamed Faarax ayaa maanta ka yagleelay tuulada Godob-caduun oo ka mid ah tuulooyinka hoosyimaada maamulkiisa…
Garowe (Puntland Post) Abaaro ba,an ayaa ka jira inta badan deegaanada Puntland , waxaaana soo food saartay dadka iyo duunyada ku nool…
War Saxaafadeed kasoo baxay Xukuumada Federalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay inay tahay mid aan waxba ka jirin inay yihiin Burcad Badeed Dhalinyaro…
Garowe (Puntland Post):- Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa saaka ku dhagax dhigay magaalada Garowe xarun cusub oo ay yeelan…
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 25 September, 2016 dhagax dhigay dhisme cusub oo ay yeelan doonto Wasaaradda…
Wasiirka Arrimaha Dibada Xukuumadda Soomaliya Mudane C/salaam Hadliye Cumar oo qudbad ka jeediyay shirka Guud ee Qaramada Midoobay ee Magaalada New York…
Maanta waxay ku aadanayd maalintii lagu ballamay in la soo bandhigo xubnaha ka mid noqonaya aqalka sare,laakin taas ma dhicin oo waxay…
Wararka naga soo Gaaraya Magaalada Baled-weyne Ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay Qarax. Qaraxaan oo…
Xeer ilaaliyaha qaranka Soomaaliyeed Dr Axmed Cali Daahir oo goob joog ka ahaa dhagaysiga maxkamada Cadaalada Aduunka muranka Badda u dhexeeya Soomaaliya…
Godobjiraan (Puntland Post):- Waxaa maanta ku kulmay magaalada Godobjiraan ee Gobolka Nugaal Maamulka Degmada iyo Iskaashatada Badda Degmadaas, ka dib markii dhawaan…