Garowe oo roobsatay maanta
Garowe (Puntland Post):- Abaaro duhurnimadii maanta waxaa ka curtay magaalada Garowe roobabka dayrta xilli maalmihii ugu danbeeyay abaarta ka jirta dhulka Puntland…
Open this website in Safari first.
Garowe (Puntland Post):- Abaaro duhurnimadii maanta waxaa ka curtay magaalada Garowe roobabka dayrta xilli maalmihii ugu danbeeyay abaarta ka jirta dhulka Puntland…
Garowe (Puntland Post):- Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland Dr. Abshir Yuusuf Ciise ayaa maanta Garowe ka dhigay dugsiga sare…
Wararka ka imaanaya deegaanka Godin-labe ee Gobolka Galgaduud ayaa ku waramaya in halkaas uu haatan ka socdo dagaal xoogan oo u dhaxeeya…
Wararka naga soo gaaraya deegaanka Ceel Cali ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xalay halkaas lagu dilay Afar qof oo labo ka…
War saxaafadeedka ka soo baxay safaaradda Mareykanka ee Nairobi ayaa lagu sheegay in dowladda Mareykanku ay si dhow ula shaqeyneyso dowladda federalka…
Garowe (Puntland Post):-Kulan looga hadlayay qorshaha shanta sano ee soo socota istaraatiijiyadda biyaha iyo nadaafadda Puntland ayay maanta ku qabatay magaalada Garowe…
Nayroobi (Puntland Post):- Wafti uu hogaaminayo Wasiirka Caafimaadka Dowlada Puntland Dr Cabdinaasir Cismaan Cuuke ayaa shir looga hadlayo Caafimaadka Soomaaliya uga qeyb…
Shirkadda Amal Group oo ay hoos yimaadaan shirkadaha Amal bank, Amal express, Amal real state, Amal general trading company ayaa marakanna soo…
Garowe (Puntland Post):- Hay’adda astaynta maamul wanaagga iyo la dagaalanka musuqmaasuqa Dowladda Puntland ayaa maanta ku qabatay magaalada Garowe shir wada tashi…