Dib u dhac ku yimid Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya
Dib u dhac ayaa mar kale ku yimid Jadwalkii doorashada Soomaaliya iyadoo maanta ay ku beegneyd maalintii loo asteeyay inay dhacdo doorashada…
Open this website in Safari first.
Dib u dhac ayaa mar kale ku yimid Jadwalkii doorashada Soomaaliya iyadoo maanta ay ku beegneyd maalintii loo asteeyay inay dhacdo doorashada…
Dawlada Nigeria ayaa shaacisay in Dalkeeda lagu qabtay Bariis laga sameeyey caag ama bac, masuul u hadlay Dalkaas ayaa sheegay inay qabteen…
Magaalada Boosaaso ayaa habeenimadii xalay waxa ay ciidamada Amaanka Puntland ay ka sameeyeen hawlgalo lagu sugayo Amanka waxayna galeen inta badan xaafaddaha…
Garowe (Puntland Post):- Galinka dambe maalinta beri ah waxa lagu wadaa in magaalada Garowe uu ka furmo tartanka kubbada koleyga ee Basket…
Magaalada Bosaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa maanta lagu aasay Allaha u naxariistee agaasimihii madaxtooyada Bosaso Aadan Gaas Huruuse oo koox hubeysan…
Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jen. C/qaadir Shire Faarax (Erag) iyo Saraakiil u hogaaminayo oo gaaray Magaalada Gaalkacyo ayaa Maanta kormeeray ku sameeyay …
Qaraxyo is xigxigay oo aad u xoogan ayaa ruxay suuq ganacsi oo lagu iibiyo rashka iyo baaruud xiliyada dabaal degyada la adeegsado…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo u jooga caasimada Soomaaliya ayaa shalay gelinkii danbe 20 December 2016…
Shirka Madasha Wadatashiga Qaran ayaa wali waxa uu ka soconayaa Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaliya, iyadoo hogaamiyayaasha Madasha Wadatashiga qaar kamid ah…
Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa ku waramaya in Dooni u rarneyd ganacsato Soomaali ah ay ku degtay meel…