Faah Faahin Qaraxyadii Khasaaraha geeystay ee ka dhacay Muqdisho
Labo gaari oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qaraxa ayaa abaarihii 10:15-daqiiqo waxaa lagu weeraray Hoteelka Wehliye oo ku yaala inta u dhaxeysa…
Open this website in Safari first.
Labo gaari oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qaraxa ayaa abaarihii 10:15-daqiiqo waxaa lagu weeraray Hoteelka Wehliye oo ku yaala inta u dhaxeysa…
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa cambaareeyey qaraxyada saaka ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, kuwaasoo…
Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa waxaa Maanta ka dhacay ilaa Labo qarax oo loo adeegsaday Gawaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa.…
Wararka ka imaanaya Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa ku waramaya in nin la sheegay in Madax loogu jiray uu gorwacay xaaskiisa…
Magaalada Qaahira ee Caasimada dalka masar waxa maanta xaalad caafimaad loogu qaadayaa wariye C/xamiid Karazaay oo shalay ku dhaawacmay qarax gaarigiisa loogu…
Taliyaha Ciidanka Kumaandoosta Puntland Col Jimcaale Jaamac Takar oo markii ugu horeysay la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay gaar u ahayd kooxyar…
Jabhadd mucaarad ah oo ku kacsan dowladda Koonfurta-Suudaan SPLA-IO ayaa caddaysay inay nolosha ku qabteen laba injineer oo u dhashay dalka India.…
Waxaa maanta xal rasmiya laga gaarey gadoodka ciidamo ka tirsan Dowlada Puntland oo maalmo ka hor qabsaday bar kastam oo Wasaaradda Maaliyadda…
Ciidamo gadoodsan oo ka tirsan Milatariga dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xiray Wadooyin dhowr ah oo ku yaala magaalada Muqdisho ee caasimada…
Munasabadan oo lagu Caleemasarayay Ugaaska Guud ee Beesha Cali Xajiijle Ugaas Muxiyidiin Xaaji Cabdi Axmed ayaa waxaa ka soo qayb galay Waxgarad…