Malaysia oo ciidamo iyo Gargaar u diraysa Soomaaliya
Dowladda Malaysia ayaa qayb yar oo kamid ah askarteeda waxay u diri-doontaa Soomaaliya si ay uga qayb qaataan howlaha gurmadka ee shicibka…
Open this website in Safari first.
Dowladda Malaysia ayaa qayb yar oo kamid ah askarteeda waxay u diri-doontaa Soomaaliya si ay uga qayb qaataan howlaha gurmadka ee shicibka…
PUNTLAND POST ayaa soo bandhigaysa markii ugu horeysay muuqaalka markabkii lagu haystay caluula oo ay ku guulaysteen ciidamada badda Puntland habeenimadii 17…
In ka badan 40 qof oo muwaadiniin Soomaaliyeed ah ayaa lagu dilay dalka Yemen, kadib markii xalay ay diyaarad nooca qumaatiga u…
Shalay oo bishu ahayd 16/03/2017 waxaan ka qayb galay shir ay soo qaban qaabisay wasaaradda arrimaha dibedda Ingiriisku ( FCO). Shirkaasi oo…
Waxaa maanta magaalada Zyon ee dalka Switzerland lagu qabtay isku Aadka wareega Siddeed dhamaadka koobka UEFA Champions League-ga, iyadoo ay isku Aadeen kooxaha…
Agaasimaha guud ee ciidanka badda Dowlada Puntland Cabdiraxmaan Maxamuud Xaaji Xasan oo wareysi kula hadlay warbaahinta PUNTLAND POST ayaa faahfaahin ka bixiyay…
Waxaa shalay fagaare balaaran oo ummadda horteeda isku cafiyay dariiqooyin kala duwan oo ka tirsan Culimo udiinka, Ganacsatada,Odoyaasha, iyo Maamulka ka dib…
Sida ay u xaqiijiyeen warbaahinta Puntland Post qaar ka mid ah saraakiisha ciidanka PMPF waxay kasoo furteen kooxihii afduubka maalmo ka hor…
Bosaso[Puntland Post] Gudiga Gurmadka Abaaraha Puntland ayaa Maanta soo bandhigaya lacagihii soo gaaray bilihii ugu danbeyey ee sanadka Cusub kadib Xalfad kooban…
Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland ahna ku simaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 16 March 2017 Magaalada Garoowe ee…