Xildhibaan Cabdiqaadir Faarax Bootaan oo geeriyooday
( PP Nairobi) Allaha u naxariistee waxaa magaalada Nairobi ee Caasimada Wadanka Kenya goor dhawayd ku geeriyooday Xildhibaan Cabdiqaadir Faarax Bootaan oo…
Open this website in Safari first.
( PP Nairobi) Allaha u naxariistee waxaa magaalada Nairobi ee Caasimada Wadanka Kenya goor dhawayd ku geeriyooday Xildhibaan Cabdiqaadir Faarax Bootaan oo…
Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ka murugooday dhimashada ku timid shacabka Soomaaliyeed ee xeebaha dalka Yemen, Ra’iisul…
Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug ayaa ku waramaya in Ciidamda Dowlad Goboleedka Galmudug ay gacanta ku dhinteen gaari caasi…
Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Soomaliya oo kulan ku yeeshay magaalada muqdisho aaya eedeyn kulul u jeediyay Guddoonka Golaha shacabka Baarlamanka Soomaliya. Hoos…
Hay,adda biyaha Puntland (PSAWEN) ayaa markii ugu horeysay biyo dhaan xoog leh ka bilowday deegaanada miyiga iyo tuulooyinka abaartu ka jirto ka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Gudoomiyaha Guddiga Midowga Africa Moussa Faki Mahamat oo saakay…
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maalmahii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Dubai ee Wadanka Imaaraadka Carabta, halkaas oo…
Bosaso-[Puntland Post] Jaamacadda Badda Cas Magaalada Boosaasao ee Xarunta Gobalka Bari ayaa maanta Deeq iskugu jirta Raashin ,Dhar, iyo Caagadaha lagu shubato…
Waxaa goor dhaweyd magaalda Muqdisho soo gaaray Gudoomiyaha Guddiga Midowga Africa Moussa Faki Mahamat iyo wafti uu hogaaminayo. Moussa Faki iyo wafti…
Xaflad lagu maamuusayay furitaanka Qunsuliyadda Somaaliya ee magaalada Karachi ayaa ka dhacday magaalada Karachi ee dalka Pakistan, Safiiradda Somaliya u fadhida Pakistan…