Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ciidamo isku dhaf ah oo tababar looga furayo Muqdisho

Cabdiraxmaan Sheekh Cumar (Jeeni qaar) oo ah Sargaal qaabilsan dib u dhiska ciidamada xooga dalka Soomaaliyed ee Puntland ayaa ka… Sii akhri

Posted on April 4, 2017April 4, 2017 by Desk

Madaxweyne Gaas oo safar ugu Ambabaxay Imaaraadka Carabta

Posted on April 4, 2017April 4, 2017 by Desk

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa goor dhaweyd ka dhoofay garoonka diyaaradaha Garowe ee Kanooko, isagoo ku siijeed dalka… Sii akhri

Muwaadin Soomaaliyeed oo dilay haweeney 59 jir ah oo U dhalatay Jarmalka

Posted on April 4, 2017April 4, 2017 by Cowke

Dowlada dalka Germany ayaa ku eedeysay muwaadin Soomaaliyeed oo magan galyo doon ah in dil u geystay haweeney da’aheyd oo… Sii akhri

Al-Shabaab oo sii daayay Shaqaale u shaqeeynayay WHO

Posted on April 4, 2017April 4, 2017 by Cowke

Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa ku waramaya in Al-shabaab ay sii deysay 4-shaqaalo oo u  shaqeynayay Hay’adda Caafimaadka aduunka ee… Sii akhri

Micheal Keating oo Tagay Hargeysa Lana Kulmay Madaxweynaha Soomaliand

Posted on April 3, 2017April 3, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Somaliland,  Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefti uu hoggaaminayey ergeyga gaarka ah ee xoghayaha qaramada… Sii akhri

Madaxweyne Axmed Madoobe oo furay kal-fadhigii Sadexaad ee Baarlamaanka Jubbaland

Posted on April 3, 2017 by Desk

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo Isniin ah furay kal-fadhigii Sadexaad ee Golaha… Sii akhri

Kooxaha Burcad Badeeda oo Afduubtay Markab laga leeyahay Dalka Hindiya

Posted on April 3, 2017April 3, 2017 by Cowke

Warar laga helayo Xeebaha dalka Yemen ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi koox Burcad badeed Soomaali ah ay afduubteen marka… Sii akhri

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixinaya Miisaanadiya Dowlada

Posted on April 3, 2017April 3, 2017 by Cowke

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah kulan ku yeelanaya Xarunta Golaha Shacabka Ee Magaalada Muqdisho. Kulankaan ayaa waxaa… Sii akhri

Askari Kenyaan ah oo gacanta ugu Jiro Al-Shabaab oo dalbaday in la bad baadiyo

Posted on April 3, 2017April 3, 2017 by Cowke

Al-shabaab ayaa soo bandhigtay Muuqaal la daawan karo muddo 7 daqiiqo waxaana kasoo muuqanaya maxbuus Kenyaan ah oo lagu qabtay… Sii akhri

Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo tababar u furtay shaqaalaha dowladda

Posted on April 3, 2017 by Dhiirane

Wasaaradda Maaliyadda Dowlada Puntland ayaa maanta tababar u qabatay shaqaalaha wasaaraddaha iyo hay’addaha dowliga ah, kuwaas oo loo tababarayo inay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close