Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Hay’adda Astaynta Mamul wanaaga Puntland iyo Wabaahinta dowladda oo billabay Barnaamij muhiim ah

Ha’adda Astaynta Maamul wanagga iyo la dagaalanka musuqmaasuqa Puntland iyo warbaahinta dowladda ayaa bilaabay Barnaamij  gaar ah oo muhiim ah,… Sii akhri

Posted on April 6, 2017April 6, 2017 by Desk

Ciidamada Kenya oo Xiray Muwaadiniin Soomaaliyeed

Posted on April 6, 2017 by Cowke

Dowlada Kenya ayaa gacanta ku dhigtay muwaadiniin soomaali ah kuwaa oo ay ku eedeysay in dal ku gal  been abuur… Sii akhri

Mooshin ka dhan Saldhiga Berbera ee Imaaraadka oo loo Gudbiyay Baarlamaanka Soomaaliya

Posted on April 5, 2017April 5, 2017 by Cowke

Ku dhawaad 20-xildhibaan oo ka tirsan Baarlamanka Federaalka Soomaliya ayaa maanta Guddoonka Golaha shacabka Baarlamanka Soomaaliya horgeeyay Mooshinka Saldhiga Malatari… Sii akhri

Shaqaale Samafal oo lagu Afduubtay Gobolka Hiiraan

Posted on April 5, 2017 by Cowke

Wararka ka imanaya gobolka Hiraan ayaa sheegaya in koox hubeysan ay maanta ka afduubtay meel qiyaastii 10 KM u jirta… Sii akhri

Midowga Yurub oo 80 Milyan oo Euro ugu deeqay Soomaaliya

Posted on April 5, 2017April 5, 2017 by Desk

Midowga Yurub ayaa sheegay in lacag dhan 80 Milyan oo Euro ay soo uruuriyeen taas oo loogu tala galay gargaarka… Sii akhri

Tartan Kubadda Cagta ah oo Ciidanka PSF u qabteen kooxaha xaafadaha Bosaso

Posted on April 5, 2017April 5, 2017 by Cabdiqani Boos

Munasabadan lagu daah furayay Kooxo ku Ciyaaraya magacyada 16-ka Xafadood ee Bosaso ka kooban tahay ayaa looga danleyahay sida dhalinyarada… Sii akhri

Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Posted on April 5, 2017 by Cowke

Wararka haatan naga soo gaaraya Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir ayaa ku waramaya in qarax xoogan oo loo adeegsaday gaari… Sii akhri

Dalalka Qaaradda Afrika oo Sameysanaya Maxkamadd ay Kaga Maarmayaan ICC

Posted on April 5, 2017 by Cowke

Magaalada Khartoum ee xarunta dalka Suudan waxaa lagu soo gabagabeeyay shirkii ugu horeeyay ee ay yeeshaan madaxda Hey’adaha Garsoorka iyo… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Safar Shaqo U Aaday Dalka Isutaga Imaaraadka Carabta

Posted on April 4, 2017April 4, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta 04 April 2017 safar… Sii akhri

Turkiga oo Gar-gaar keenay Muqdisho

Posted on April 4, 2017April 4, 2017 by Cowke

Mid kamid ah diyaaradaha Xamuulka qaada oo siday gargaar loogu talagalay dadka abaaruhu ay saameeyeen ee dalka Soomaaliya ayaa maanta… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close