Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Hay,adda HARO oo deeq biyo iyo raashin ah ka qeybisay Sool

Hay,adda HARO oo fadhigeedu yahay dalka Mareykanka ayaa deeq isugu jirta biyo iyo raashin ka qeybisay deegaano ka tirsan Gobolka… Sii akhri

Posted on April 8, 2017April 8, 2017 by Dhiirane

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka cusub ee Soomaliya oo xilka la wareegay

Posted on April 8, 2017April 8, 2017 by Cabdiqani Boos

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Cusub ee Xukuumadda Faderaalka ah ee Soomaaliya Mudane Abuukaate Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta xilkii kala… Sii akhri

Puntland oo dil toogasho ah ku fulisay dhalinyaro ka tirsanaa Al-shabaab

Posted on April 8, 2017April 8, 2017 by Cowke

Maxkamada ciidamada qalabka sida iyo danbiyada Culus ee Puntland ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay 5- dhalinyaro ahaa oo… Sii akhri

Somaliland oo xukuntay Wariye Coldoon

Posted on April 8, 2017April 8, 2017 by Desk

Maxakamadda magaaladda Hargeysa oo gacanta ku haysay dacwad loo haystay Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo muddo labo bilooda xirnaa ayaa… Sii akhri

Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo mar kale dib loo dhigay

Posted on April 8, 2017April 8, 2017 by Cowke

Waxaa xalay xarunta Madaxtooyadda Dowladd Goboleedka Galmudug kulan ku yeeshay wafdi ka socda dowlada Federaalka Soomaliya oo uu Hogaaminayay wasiirka… Sii akhri

Amal Bangi oo maal gelin u sameeyey ganacsatada haweenka ah ee gobolka Bari

Posted on April 8, 2017April 9, 2017 by Cabdiqani Boos

Bangiga Amal oo ujeedooyinkiisa ka mid tahay horumarinta bulshada si weyn uga dhex muuqda adeegyada bulshada iyo hormarka guud ayaa… Sii akhri

Qoysas ku dayacan tuulada TUUR ee Gobolka Nugaal

Posted on April 7, 2017 by Dhiirane

Ku dhawaad boqol qoys oo isugu jira dadkii horey u deganaa tuulada Tuur oo ka mid ah deegaanada hoostaga maamulka… Sii akhri

Maxaad ka ogtahay Shirkadda la wareegaysa maamulka dekedda Bosaso

Posted on April 7, 2017 by Desk

P&O oo loo soo gaabiyey Peninsular and Oriental Steam Navigation Company waxay ahayd shirkad laga leeyahay wadanka Ingiriiska waxaana la… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland iyo weftigiisa oo DPWORLD u sameysay Xaflad Casho Sharaf

Posted on April 7, 2017April 7, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa xalay oo ay taariikhdu tahay 6 April 2017 ka qayb galay xaflad casho sharaf ah shirkada… Sii akhri

Hees Daah-fur oo ka turjumeysa Mashruuca ballararinta Dekeda Bosaso iyo mashaariicda kale

Posted on April 7, 2017April 7, 2017 by dalsan

HEESTA DAAH-FUR WAA HEES KA TURJUMAYSA MASHRUUCA BALLAARINTA DEKEDDA BOOSAAS IYO MASHAARIICDA KALE EE PUNTLAND KA SOCDA, KUWAAS OO SALKA… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close