Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweynaha Puntland oo dalka dib ugu soo laabtay, Baaqna u diray shacabka Gaalkacayo

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan uu hogaaminayo ayaa maanta 12 April 2017 Dalka dib… Sii akhri

Posted on April 12, 2017April 12, 2017 by dalsan

Garowe:-Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo xariga ka jaray Jawle Furniture Mall

Posted on April 12, 2017April 12, 2017 by Dhiirane

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland ahna kusimaha madaxweynaha,Eng. Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa xariga ka jaray xarunta iibka alaabaha guryaha… Sii akhri

Mid kamid ah hogaamiyayaasha Burcad Badeeda Soomaalida oo gacanta lagu dhigay

Posted on April 12, 2017April 12, 2017 by Cowke

Maraakiibta dagaalka ee dalka Shiinaha oo howlgalo badbaadin ah u sameynayay Markab ganacsi oo laga lahaa Boqortooyada Britain oo kooxaha… Sii akhri

Madaxda ugu sareysa dalka oo hambalyo u diray Ciidamada Xooga

Posted on April 12, 2017April 12, 2017 by Cowke

Warsaxaafadeedyo laga soo saaray Xafiisyada Ra’isilwasaaraha, Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Madaxweynaha ayaa hambalyo loogu diray maalinta aas aaska ciidamada Xooga dalka… Sii akhri

Xuska Maalinta Aas Aaska Ciidamada Milatariga oo lagu qabanayo Muqdisho

Posted on April 12, 2017 by Cowke

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaliya waxaa maanta lagu qabanayaa munaasabad lagu xusayo sannad-guuradii 57-aad ee aasaaska ciidamada xoogga dalka Soomaaliya,… Sii akhri

Wasaarada Waxbarashada Puntland oo ka furtay Buursaalax Bourding casriya

Posted on April 12, 2017 by Dhiirane

Midkii ugu weynaa goob ama bourding waxbarasho oo laga hirgaliyo magaalo ka mid ah deegaanada Puntland ayay ka furtay Wasaaradda… Sii akhri

Juventus oo guul muhiim ah ka gaartay Barcelona

Posted on April 12, 2017April 12, 2017 by Desk

Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa guul muhiim ah ka gaartay Barcelona oo marti u ahayd, kulan ka tirsanaa wareega Siddeed… Sii akhri

Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa tayada Shaqaalaheeda

Posted on April 11, 2017April 12, 2017 by dalsan

Shir lagu gorfaynayey nooca tababar ee ay u baahan yihiin Madaxqaybeedyadii cusbaa  ee dhowaan ay qaadatay dawladda Puntland ayaa maanta… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo wadahadal la yeeshay Shiikh Maxamed bin Zayed, soona geba-gebeeyay booqashadisii

Posted on April 11, 2017April 11, 2017 by Desk

Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya iyo Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa isku afgartay iskaashi dhinacyo badan oo ay ka mid yihiin amniga,… Sii akhri

GAROWE :- Kooxo caafimaad oo loo diray gobollada Puntland.

Posted on April 11, 2017 by Dhiirane

Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa maanta sagootisay kooxo caafimaad oo loo kala diray gobollada Puntland, kuwaasoo loo soo xiray tababar u… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close