Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Nin hubeysan oo 3- Ruux ku toogtay Caabud Waaq 10-kalena dhaawacay

PP (Caabud-Waaq) Wararka naga soo gaaraya magaalada Caabud Waaq ee woqooyiga Gobolka Galgaduud ee bartamaha dhulka Soomaaliya ayaa ku waramaya… Sii akhri

Posted on May 28, 2017May 28, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Jubbaland oo ku Wajahan Cadaado

Posted on May 28, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ku wajahan magaalada Cadaado ee xarunta KMG… Sii akhri

Baarlamaanka Jubbaland oo Xubinimida Kala Laabtay Labo Xubnood

Posted on May 28, 2017May 28, 2017 by Cowke

Xildhibaanada Baarlamaanka  dowlad Goboleedka Jubaland o maanta kulan ku yeeshay magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee Maamulkaas  ayaa  xubinimada… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo dhagax dhigey Jidka Soddonka.

Posted on May 28, 2017May 28, 2017 by Cowke

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta dhagax dhigey dhismaha Jidka Soddonka oo is ku xirta dagmooyinka dhowr… Sii akhri

Mashruuca lagu Anfurinayo Hal Milyan Qof oo Lagu Daah-Furay Boosaso

Posted on May 28, 2017May 28, 2017 by Cabdiqani Boos

Boosaso[Puntland Post]Hay’adda OIC ayaa si rasmi ah uga bilowday mashruuc  ballaaran oo lagu afurinayo dadka ka badan oo qof  oo… Sii akhri

Tartan Kubadda cagta ah oo dhalinyaro cuslaatay uga furmay garoonka Classic Garoowe.

Posted on May 28, 2017 by Dhiirane

Garoonka kubadda cagta, Jimicsiga iyo ciyaaraha fudud ee Classic Garoowe ayaa waxaa xalay ka furmay koob kubadda cagta ah oo… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo Ka Hadlay Xiisado Ka Soo Cusboonaaday Gobolka Mudug.

Posted on May 28, 2017May 28, 2017 by Dhiirane

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo shalay dalka dib ugu soo laabtay ayaa ka hadlay dagaal beeleed u… Sii akhri

Wariyaha PUNTLAND POST oo aroos dhaqan loogu qabtey Baadiye

Posted on May 28, 2017 by Dhiirane

Abshir Dhiirane oo ah Tafatiraha Warbaahinta PUNTLAND POST  ayaa todobaadkan baadiyaha ku yaala hawdka gobolka Nugaal loogu qabtey isaga iyo… Sii akhri

Shirka dalalka G7 oo looga hadlay dhibaatada Tahriibta

Posted on May 27, 2017 by Dhiirane

Dalalka ku horumaray warshedaha iyo dhaqaalaha Adduunka G7 ayaa uga hadlay shir khamiistii lasoo dhaafay uga furmay dalka Talyaaniga arrimo… Sii akhri

Maxkamadda qalabka sida ee Puntland oo xukun dil ah ku riday Eedaysanayaal

Posted on May 27, 2017May 27, 2017 by Cabdiqani Boos

Bosaso [Puntland Post] Maxakmadda Ciidamada qalabka sida ee shanta Gobal ee Puntland ayaa xukuno isgu jira dil Toogasho , Xabsi… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close